You are currently browsing the daily archive for August 8th, 2007.

ayaa waxa uu si wayn ugu baahsan yahay Degaanada waawayn ee Gobolka sanaag

BOSASO: Xildhibaanada Golaha degaanka ee degmada Dhahar ayaa ka biya diidan Maamul goboleedka Puntland iyadoo maanta ay qaar ka tirsan Golaha degaanka Degmadaasi xilkii ay Puntland u heyeen ay iska dhigeen, Iyagoo u hanqal taagaya Maamulka Gobolka Sanaag laga yagleelay ee Maakhir state of Somalia.

Read the rest of this entry »