You are currently browsing the daily archive for August 16th, 2007.

Badhan:- Dowlad Goboleedka Maakhir State of Somalia ayaa waxay kordhineysaa tirada Goleheeda Wakiilo iyadoo beelaha Jubada Hoose ee Cawramale laga siinayo xubno dheeraad ah si ay uga qeyb qaataan Maamulka Maakhir State iyadoo tirada la siiyey ay gaarayaan 5 xubnood. Read the rest of this entry »