Badhan:- Dowlad Goboleedka Maakhir State of Somalia ayaa waxay kordhineysaa tirada Goleheeda Wakiilo iyadoo beelaha Jubada Hoose ee Cawramale laga siinayo xubno dheeraad ah si ay uga qeyb qaataan Maamulka Maakhir State iyadoo tirada la siiyey ay gaarayaan 5 xubnood.
Tirada loo qoondeeyey Golaha Wakiilada markii hore ayaa waxay ahaayeen 33 wakiil oo ka socda beelaha Warsangeli iyadoo hadana ay tirada Wakiiladu ay gaareyso ilaa iyo 38 xubnood.
Masuuliyiinta sar sare ee maamul Goboleedka Maakhir ayaa waxay noo cadeeyeen goor aanu wax ka weydiiney sababta keentey in tirada xubnaha Golaha wakiilada la kordhiyo noo sheegey iney u arkeen iney daruuri tahay in beesha Cismaan Ibraahim ee Kismaayo ay helaan wax u metala Golaha Wakiilada ee Maakhir State of Somalia.
Dowlada Goboleedka oo dhidibada loo istaajiyey kadib markii la arkey dayaca ka muuqda Gobolka Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari oo tan iyo intii dagaaladii sokeeye ay bilowdeen aan wax horumarin ah la gaarin, dowlad goboleedkii Puntland ee ka talin jirteyna ay ka gaabsatey wax tarka deegaanadaas.
Sidoo kale waxaa weli socda qaab dhismeedka Dowlada iyadoo maalmahan fooda inagu soo haya la dhameystiro doono Golaha Xooghayaasha oo intooda badan hada la magcaabey.
Waxaanu dhowaan isku deyeynaa inaan wareysi cod ah la yeelano Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Guure oo hawlo shaqo hada ku jira kuna mashquulsan Deegaanka Dhahar iyo Baraagta Qol.
Raz Shirwa, Badhan, Somalia









37 comments
Comments feed for this article
July 6, 2008 at 2:21 pm
suraysa
the point today we have alot wards like cawramale(carmale) both of those words are only wards always talk the tribe of carmale which main live in kismaayo around kismaayo as we know they are the owners of kismaayo region why somalian discriment each other or hate they black or light skin people same religion and also some ethinic hard to respond this question i need to know ths okey by cawramale
2 everything is clear after more reseach i understand awramale is only tribe belong in jubbaland and also awramale non darood tribe nor harti but some people proclaimed they orginally from noth somalia but this wrong history awramale have of they belonging rahoole and dinsoor and also kismayo around villages but they like camels and also other livestock in jubbaland and bari (lasqory) makhar saltanate they bring milka and meet and other important things in basic life in my reseach deeply understand everything in jubbaland and also i read book called struggling of land in southern somalia ,but this tribe became power full after long time of defence them selves in kismayo somalia every one wants this province but this will be unfruitfull fore the sake of they are not owners of this environment except this peacefull tribe called awrmale (cawramale)
awramale dived into four main subclan
1garlabe
2 gaboolen
3 cirinte
garlabe divided 6 sub clan
1 ayadoonle
2 tol yaqub
3 ahmed nore
4 ahal garlabe
5 osman dhere
6 mohamed abu bakar
gaboleen 6 main tribe
1 isse
2 salaban
3 ismail
4 waladia
5 jidgal
6 lagow
cirinte dived 3 main sub clan
1 muse
2 maskin waq
3 tol isse
4warsangali(cawramale)
Aadan Siciid
Adan Yaqub
Bah Habar Cismaan
Bah Habar Xasan
Bah Idoor
Bah Ogayslabe
Bah Yabare
Bihna Guuleed
Caamir Yuusuf
Cismaan Yusuf
Colmarabe
Dubeys
Garad Liban (Tuure)
Garaad cumar
Garwayne
Gobyawuud
Habar Ahmed
Hinjiye
Idamoge
Jibriil Siciid
Muxumud
Reer Garaad
Reer Mohamed
Reer cumar
Reer Saalax
Reer Xaaji
Reer Yaasuf
Riighaye
Siciid Ciise
Waqadsiinye
Warlabe
Xusein Ciise
any way you can get more details about awramale main environment and their historicall background i committed to express everything here so as not to misslead this people, Rate This up down Bookmark bookmark Send to Friend Report This please wait… Saved Failed
July 6, 2008 at 2:22 pm
suraysa
the point today we have alot wards like cawramale(carmale) both of those words are only wards always talk the tribe of carmale which main live in kismaayo around kismaayo as we know they are the owners of kismaayo region why somalian discriment each other or hate they black or light skin people same religion and also some ethinic hard to respond this question i need to know ths okey by cawramale
2 everything is clear after more reseach i understand awramale is only tribe belong in jubbaland and also awramale non darood tribe nor harti but some people proclaimed they orginally from noth somalia but this wrong history awramale have of they belonging rahoole and dinsoor and also kismayo around villages but they like camels and also other livestock in jubbaland and bari (lasqory) makhar saltanate they bring milka and meet and other important things in basic life in my reseach deeply understand everything in jubbaland and also i read book called struggling of land in southern somalia ,but this tribe became power full after long time of defence them selves in kismayo somalia every one wants this province but this will be unfruitfull fore the sake of they are not owners of this environment except this peacefull tribe called awrmale (cawramale)
awramale dived into four main subclan
1garlabe
2 gaboolen
3 cirinte
garlabe divided 6 sub clan
1 ayadoonle
2 tol yaqub
3 ahmed nore
4 ahal garlabe
5 osman dhere
6 mohamed abu bakar
gaboleen 6 main tribe
1 isse
2 salaban
3 ismail
4 waladia
5 jidgal
6 lagow
cirinte dived 3 main sub clan
1 muse
2 maskin waq
3 tol isse
4warsangali(cawramale)
Aadan Siciid
Adan Yaqub
Bah Habar Cismaan
Bah Habar Xasan
Bah Idoor
Bah Ogayslabe
Bah Yabare
Bihna Guuleed
Caamir Yuusuf
Cismaan Yusuf
Colmarabe
Dubeys
Garad Liban (Tuure)
Garaad cumar
Garwayne
Gobyawuud
Habar Ahmed
Hinjiye
Idamoge
Jibriil Siciid
Muxumud
Reer Garaad
Reer Mohamed
Reer cumar
Reer Saalax
Reer Xaaji
Reer Yaasuf
Riighaye
Siciid Ciise
Waqadsiinye
Warlabe
Xusein Ciise
any way you can get more details about awramale main environment and their historicall background i committed to express everything here so as not to misslead this people,
November 3, 2008 at 6:39 pm
mustafe
ninkan halkan kuduulinaaya warsangeli oo laan gaab ah
sxb warsangeli anaga waxaanu kanaqaan garaad cabdale warlabe iyo dubays
harti ama daaroodna waa isyaqaane puntland iyo somaliland sadexdaasi baa lagayaqaan dhab ahaantii aniga hargeysona waaan jooogey puntland waan udhahay
November 3, 2008 at 6:41 pm
mustafe
ninkan halkan kuduulinaaya warsangeli oo laan gaab ah
sxb warsangeli anaga waxaanu kanaqaan garaad cabdale warlabe iyo dubays
harti ama daaroodna waa isyaqaane puntland iyo somaliland sadexdaasi baa lagayaqaan dhab ahaantii aniga hargeysona waaan jooogey puntland waan udhahay
xitaa marka la kaftamaayo waaba loogu hanjaba warsangeli waa sadex reer reer hebelna waxba idinku soogaari maayaan ama reer hebel baan udireynaa idinkana waan isnaqaan
November 3, 2008 at 6:45 pm
mustafe
war xoolayuhu warsangeli waa
4 reer
cumar
warlabe
dubays
cawramale
markaasi majeerteen waan isnaqaan oo warsangeli dubays iyo warlabe ay isa soogaaraan labaduba dhamac bay idinka waraabiyaan oo waad ogtahay markaasi garaad cabdale waa cumar oo hadii aad dubays iyo warlabe soo jiirtaan waa difaaca koowaad oo iidinkaan mari karin balse dubays keliya baad laqaylineysaane hadii warlabe aad siyaasadiisa iyo xabad kulelelkiisa arkilahaydeen waa yaabi lahaydeen
November 3, 2008 at 6:51 pm
mustafe
sxb warlabe waa niman lafahmi karo sida cumar maxamud oo kale khasaarena waayaqaaniin dilna waayqaaniin laakiin warlabe warsaneliga kale nooma sooraacaayo waa niman ay majeerteen iska dhal yihiin bayla iyo qandala kuwa degan iyo duud hooyo oo cadkooda kuqaada degmooyinkaasi bariga ah sow warlabe maaha mayey waalan yihiin markii ay nasoo waararayaan mida kale iyaga waa siyaasiyiin oo
dagaalka bay warsangeli gelinayaan
laakiin waxaan kuusheegayaa in dubays aanu baneysanay waana xoogaagaa yar ee dhahar dega warlabe usago waa siyaasiga warsangeli cumarna waa saacad baanu jireynaa
walaahay
November 3, 2008 at 7:03 pm
mustafe
kkkkkkk walaahay dagaalka markey noqoto warlabe shafka baaba ladhahaa dagaal aaney kujirin warsangeli kuma guuleysito markaasi warlabe reerka koowaad ee maanta aaminsan in boosaaso ladumiyo wa iyaga halka anagu aanu nabad kashaqeyneyno markaasi majeerteen boosaaso cali saleebaan iyo cismaan maxamuud
midna warlabe baanu kudeyney midana dubays labadaba waanu ka adagnahay calisaleebaan warlabe arkay waa iska tegayaa cismaan maxamuud dubays arkayna waa iska tegayaan
weliba calisaleebaan siwaaqroon cali jibraahiil saleebaano oodhan warlabe baanu ku ognahay oo mar hore meel mariyey taariikhu waa is qortaa 1988kii bay ahayd markii geel ay geeliyihiin caleebaano iyo jibraahiilo warlabe sooodhacay oo 4 nin oo lajoogeyna ay madax katoogteen walaahay baan la isku weydiin waan xusuustaa odayaal beeshayada ah baa badhan kasoo baxay markaasi qardho baa loogu garqaybiyey hadana waa dafireen warlabe wixii oodhan
marka cismaan maxamuudna dubays baaba dhame
marka cumar maxamuud iyo biciid yahan cumar baa kufilan sxb
November 3, 2008 at 7:11 pm
mustafe
yacni wax fahan warlabe in uu dagaalamo waa la ogyahay laakiin waa reer iska qabow oo siyaasiyiin ah
waana niman aaminsan daaroodiisan iyo harttiisan maaha dadka meel dhow wax ka arka waa niman fog
laakiin dabcan hadii cismaan maxamuud dubeys baneysitay in warlabe majeerteenka kale baneysiteen waa wax dhici kara dadkuna tol baalayahay oo rag waa lakala diley iyo geel lakala dhacay oo naga hashiiyey hasooqaadan waa wax dhacay oo tol kawada hadleen hadii warsangeli hishorey uyaqaaniin nin nindiley anagu waanu kanaxnaa walaahay
laakiin warlabe in uu dubeys dhaamo iyo warsangeli kale oo baan kuusheegayaa waa niman wax kuyeeli kara waxna kutari kara ragana si fudud bay kula baxaan maaha waxan waalan ee majeerteenka iyo dubayskan
November 3, 2008 at 7:16 pm
mustafe
majeerteen tolinimo mayaqaane ninkii madax kagaraaca bay yaqaaniin sxb
November 3, 2008 at 7:18 pm
mustafe
suaal adiga warsangeli cumar guurtaye yaad katahay sxb aniga cismaan maxmuud baan ahaye
November 3, 2008 at 7:19 pm
mustafe
aniga waxaan ahay reer garaad sxb
November 3, 2008 at 7:21 pm
mustafe
nimankaasi waa somaliland fog oo xagjir ah garaad cabdale ama cumar iyo dubaysba warsangeli reer puntlander ah warlabe baa jira sow ma aad ogid
November 3, 2008 at 7:23 pm
mustafe
warlabe maaha puntland waa idin wareeriyeene sxb iyagaaba ugu fog oo somaliland siyaasiynta jirta ama xilalka ugu sareeya warsangeli uga qabtay wa iyaga markaasi puntland wax jira maaha warlabe hadii uu horay u ahaana hadan kabex
November 3, 2008 at 7:28 pm
mustafe
warlabe garad cabdale iyo dubays
somaliland kuma hashiinayaane sxb
idinka suldaankiina baaba looga caal waayey hargeyso laakiin islaanka warlabe waa mujaahid daaroodiisanka aaminsan anigaa maalin uu baarlamaanka puntland ka hor khudbadeyey dhegeysitey usaga iyo islaan ciise markaasi wuxuu yiri waxaan idinku salaamayaa magacayga iyo magaca isimada puntland salaan dheer iyo wacdi kabcadi wuxuusheegay in amaanka la adkeeyo dowlada federalka ee ladhisayna ay tahay hooyada umada somaliyeed iyadana waxa hooyo u ah puntland buu dhahay sulaanka markaasi xagee joogey
November 3, 2008 at 7:31 pm
mustafe
horta isimda yaan wax laga sheegin sxb ninkaasi mujaahid maahee waa islaan reer puntland ah wanaaagsan sulaankuna waa sidoo kale laakiin
isimadayada anaga kama aysan gona in ay puntland si 100% ah utaageeraan laga bilaabo islaan xuseen
waa nin siyaasi ah ee puntland waa uu necebyahay walahaay
November 3, 2008 at 7:35 pm
mustafe
islaan xuseen xaaji c/disalaan sxb iyo islaan ciise boqorka kiinkoor waa xag jir walaahay oo diinta ay haysitaan daaroodka bay kajecelyihiin
isimadana ma aanan aflagaadeyne waa wada isimadeenii oo waa isimo harti markaasi xoogaa sida ay beesha harti iyo siyaasada ugu kala dhow yihiin ban sheegeynaa ee cay maaha
November 3, 2008 at 7:38 pm
mustafe
waa suurto gal waayo siyaasiyiintii daarood baa inagabay markaasi isimada in ay diin qabiil kadhigtaan waaa kusaxanyihiin hadana
November 25, 2008 at 8:32 pm
muuse majeerteen
warlabe ma kismaayo buu degaa mise boosaso kolba labadaas buu mid uundegaaye boosaaso baan maqlay bay joogaane
November 25, 2008 at 8:33 pm
muuse majeerteen
maya warlabe boosaaso buu degaa sxb iyo sanaag
November 25, 2008 at 8:34 pm
muuse majeerteen
boosasadan warsangeligu kuwaashay goorma baa degaankeeda idiinku horeysey ma 2002gii sow maaha
November 25, 2008 at 8:36 pm
muuse majeerteen
boosaaso 1912 wada aasaaday labo nin oo mid dubays ah iyo mid carab ah
April 11, 2009 at 12:07 pm
jupoland
the point today we have alot wards like Warlabe(Waralabe) both of those words are only wards always talk the tribe of Warlabe which main live in Sanaag And Bari And Ethiopia around Bari Qandala And Sanaag as we know they are the owners of Sanaag region why somalian discriment each other or hate they black or light skin people same religion and also some ethinic hard to respond this question i need to know ths okey
2 everything is clear after more reseach i understand awramale is only tribe belong in Sanaag and also Warlabe You know Sub clan Warsangeli And Party Harti Power darood tribe harti somalia ,but this tribe became power full after long time of defence them selves in kismayo somalia every one wants this province but this will be unfruitfull fore the sake of they are not owners of this environment except this peacefull tribe called Warsangeli And Sub claned Warlabe
April 11, 2009 at 12:19 pm
jupoland
Warlabe IS A citizens Sanaag reigon and puntland are well-known throughout warlabe clan in darood and harti parti mather of majerten and sub clan warsangeli
The Warlabe primarily inhabit the Maakhir State of northern Somalia which consists of Sanaag, and bari North Sool and the northwest of the Bari Region, along with some parts of southern Somalia, Bay, Bakool and Jubbada Hoose. The warlabe also have the oldest clan sub warsangeli and power full for along tim around 1856 warlabe and hugo they ar fiyting sanaag hugo is clan amharik ethiopian amongst the Somali clans who inhabit the former British Somaliland and
Warlabe clan history for being peace loving and politically independent citizens and they likely them brothers
Captain S. B. Miles’s “On the Neighbourhood of Bunder Marayah” (1872) describes the clan as people who live by the rule as a peaceable and orderly, and generally loth to shed blood while the Galbedh (Western Somali) tribes were in completely opposite state. Miles, states, “The Gulbedh tribes are much more turbulent and predatory than the ‘Makhar’, and are in chronic state of warfare warlabe and anarchy.[4] In fact, Cruttenden reaffirms similar observations of Miles by stating, “It is worthy of remark that in this tribe, theft is looked upon with abhorrence….To call a man a thief is a deadly insult, to be washed out by blood alone. Pity is that the Somali tribes of Edoor (Isaaq) have not the same prejudice in favour of honesty.”[5] Despite the peaceful and orderly nature of Warsangeli, Cruttenden, however, characterized them as “powerful and warlike”, which again stresses their portrait of being an independent and peaceful loving citizens of Somalia.clan warsangeli
April 11, 2009 at 12:23 pm
kismayo.com
Warlabe IS A citizens Sanaag reigon and puntland are well-known throughout warlabe clan in darood and harti parti mather of majerten and sub clan warsangeli
The Warlabe primarily inhabit the Maakhir State of northern Somalia which consists of Sanaag, and bari North Sool and the northwest of the Bari Region, along with some parts of southern Somalia, Bay, Bakool and Jubbada Hoose. The warlabe also have the oldest clan sub warsangeli and power full for along tim around 1856 warlabe and hugo they ar fiyting sanaag hugo is clan amharik ethiopian amongst the Somali clans who inhabit the former British Somaliland and
Warlabe clan history for being peace loving and politically independent citizens and they likely them brothers
Captain S. B. Miles’s “On the Neighbourhood of Bunder Marayah” (1872) describes the clan as people who live by the rule as a peaceable and orderly, and generally loth to shed blood while the Galbedh (Western Somali) tribes were in completely opposite state. Miles, states, “The Gulbedh tribes are much more turbulent and predatory than the ‘Makhar’, and are in chronic state of warfare warlabe and anarchy.[4] In fact, Cruttenden reaffirms similar observations of Miles by stating, “It is worthy of remark that in this tribe, theft is looked upon with abhorrence….To call a man a thief is a deadly insult, to be washed out by blood alone. Pity is that the Somali tribes of Edoor (Isaaq) have not the same prejudice in favour of honesty.”[5] Despite the peaceful and orderly nature of Warsangeli, Cruttenden, however, characterized them as “powerful and warlike”, which again stresses their portrait of being an independent and peaceful loving citizens of Somalia.clan warsangeli
This extensive branch of the Somal is divided into eighteen principal clans, viz.: 1. bah barya cad (the royal family). 2. Rer Fatih. 3. Rer Abdullah. 4. Rer Bihidur. 5. Bohogay Salabay. 6. Adan Yakub. 7. Gerad Umar. 8. Gerad Yusuf. 9. Gerad Liban. 10. Nuh Umar. 11. Adan Said. 12. Rer Haji. 13. Dubbays. 14. Warlabe. 15. Bayabarhay. 16. Rer Yasif. 17. Hindudub. 18. Rer Garwayna.”
April 11, 2009 at 12:30 pm
kismayo.com
I shall A Warlabe uder sub of darood and party warsangeli clan harti power blow up your buildings a little more and be less open with you than I was before. I wish we all truly wanted to change this cesspool we live in. If I did mistrust warlabe clan you I would not use such asseverations. I think it doth go on mistrust, and things are thought too readily matters of reflection, that were never intended. For my part, as I think, you forgot something that was in my speech, and you do not only yourselves believe that some men are inclining to anarchy, but you would make all men believe that. And, sir, to say because a man warlabe pleads that every man hath a voice by right of nature, that therefore it destroys by the same argument all property – this is to forget the Law of God. That there’s a property, the Law of God says it; else why hath God made that law, Thou shalt not steal? I am a poor man, therefore I must be oppressed: if I have no interest in the kingdom, I must suffer by all their laws be they right or wrong. Nay thus: a gentleman lives in a country and hath three or four lordships, as some men have (God knows how they got them); and when a Parliament is called he must be a Parliament-man; and it may be he sees some poor men, they live near this man, he can crush them – I have known an invasion to make sure he hath turned the poor men out of doors; and I would fain know whether the potency of rich men do not this, and so keep them under the greatest and your sister too tyranny that was ever thought of in the world. And therefore I think that to that it is fully answered: God hath set down that thing as to propriety with this law of his, Thou shalt not steal. And for my part I am against any such thought, and, as for yourselves, I wish you would not make the world believe that we are NOT for anarchy BECAUSE WE ARE. NOW LET THE WORLD REST IN PEACE AND ANARCHY!
Oliver Cromwell: I know nothing but this, that they that are the most yielding have the greatest wisdom; but really, sir, this is not right as it should be. No man says that you have a mind to anarchy, but that the consequence of this rule tends to anarchy, must end in anarchy; for where is there any bound or limit set if you take away this limit , that men that have no interest but the interest of breathing shall have no voice in elections? Therefore I am confident on ‘t, we should not be so hot one with another.[5]
As people began to theorise about the English Civil War, Anarchy came to be more sharply defined, albeit from differing political perspectives:
1651 Thomas Hobbes (Leviathan) describes the Natural Condition of Mankind as a war of all against all, where man lives a brutish existence. For the savage people in many places of America, except the government of small families, the concord whereof dependeth on natural lust, have no government at all, and live at this day in that brutish manner[6].Hobbes finds three basic causes of the conflict in this state of nature: competition, diffidence and glory, The first maketh men invade for gain; the second, for safety; and the third, for reputation. His first law of nature is that that every man ought to endeavour peace, as far as he has hope of obtaining it; and when he cannot obtain it, that he may seek and use all helps and advantages of war. In the state of nature, every man has a right to every thing, even to then go for one another’s body but the second law is that, in order to secure the advantages of peace, that a man be willing, when others are so too… to lay down this right to all things; and be contented with so much liberty against other men as he would allow other men against himself. This is the beginning of contracts/covenants; performing of which is the third law of nature. Injustice, therefore, is failure to perform in a covenant; all else is ju
April 11, 2009 at 12:36 pm
kismayo.com
There is no clear agreement on the clan warlabe and sub-clan structures. The divisions and subdivisions as here given are partial and simplified. Many lineages are omitted.[3]
Ugaaryahan Samatar
Guuleed Samatat
Cali Samatar
Reer Raage
yuusuf samatar
naaleeye samatar
aaden samatar
sacad maxamed
reer geedi
reer cabdi samakaab
reer warfaa
Reer Amaadin
Warlabesub-clan structures. The divisions and subdivisions of total warlabe sub clan of warsangeli
April 11, 2009 at 12:43 pm
kismayo.com
warlabe In June 1961 Somalia adopted its first national constitution in a countrywide referendum which warlabe provided for a democratic state with a parliamentary form of government based on European models. During the early post-independence period political parties reflected clan loyalties and brought a basic split between the regional interests of the former British-controlled north and the Italian-controlled south. There also was substantial conflict between pro-Arab pan-Somali militants intent on national unification with the Somali-inhabited territories in Ethiopia and Kenya and the “modernists ” who wished to give priority to economic and social development and improving relations with other African countries. Gradually the Somali Youth League formed under British auspices in 1943 assumed a dominant position and succeeded in cutting across regional and clan loyalties. Under the leadership of Mohamed Ibrahim Egal prime minister from 1967 to 1969 Somalia greatly improved its relations with Kenya and Ethiopia. The process of party-based constitutional democracy came to an abrupt end however on October 21 1969 when the army and police led by Maj. Gen. Mohamed Siad seized power in a bloodless coup.
April 11, 2009 at 12:46 pm
kismayo.com
Following Italy’s warlabe declaration of war on the United Kingdom in June 1940 Italian troops overran British Somaliland and drove out the British garrison. In 1941 British forces began operations against the Italian East African Empire and quickly brought the greater part of the Italian Somaliland under British control. From 1941 to 1950 while Somalia was under British military administration transition toward self-government was begun through the establishment of local courts planning committees and the Protectorate Advisory Council. In 1948 Britain turned the Ogaden and neighboring Somali territories over to Ethiopia
May 11, 2009 at 6:09 pm
howsane
There is no clear agreement on the clan warlabe and sub-clan structures. The divisions and subdivisions as here given are partial and simplified. Many lineages are omitted.[3]
Ugaaryahan Samatar
Guuleed Samatat
Cali Samatar
Reer Raage
yuusuf samatar
naaleeye samatar
aaden samatar
sacad maxamed
reer geedi
reer cabdi samakaab
reer warfaa
Reer Amaadin
Warlabesub-clan structures. The divisions and subdivisions of total warlabe sub clan of warsangeli
May 31, 2009 at 12:46 pm
kismayo
Warlabe sub-clan structures. The13 divisions and sub divisions of total warlabe sub clan of warsangeli
Ugaaryahan Samatar
Guuleed Samatat
Cali Samatar
Reer Raage
yuusuf samatar
naaleeye samatar
aaden samatar
sacad maxamed
reer geedi
reer cabdi samakaab
reer warfaa
Reer Amaadin
May 31, 2009 at 12:47 pm
kismayo
clan structures. The13 divisions and sub divisions of total warlabe sub clan of warsangeli
Ugaaryahan Samatar
Guuleed Samatat
Cali Samatar
Reer Raage
yuusuf samatar
naaleeye samatar
aaden samatar
sacad maxamed
reer geedi
reer cabdi samakaab
reer warfaa
Reer Amaadin
September 3, 2009 at 7:56 am
sulaiman
الصومال في يونيو 1961 تم تبني أول دستور في استفتاء وطني في البلد الذي warlabe ينص على وجود دولة ديمقراطية ذات شكل برلماني للحكومة على أساس النماذج الأوروبية. خلال وقت مبكر بعد فترة الاستقلال السياسي الأطراف ينعكس الولاءات العشائرية وتقديمهم انشقاق أساسي بين المصالح الإقليمية للالبريطانية السابقة التي تسيطر عليها الشمال والجنوب الذي تسيطر عليه الايطالية. أيضا كان هناك صراع كبير بين مؤيدة للعرب القومية الصومالية المتشددون الذين يصرون على الوحدة الوطنية مع الأراضي الصومالية المأهولة في اثيوبيا وكينيا والحداثة “” الذين يرغبون في إعطاء الأولوية للتنمية الاقتصادية والاجتماعية وتحسين العلاقات مع الدول الافريقية الاخرى. تدريجيا وعصبة الشباب الصومالي تشكلت تحت رعاية البريطانية في عام 1943 تولى المركز المهيمن ، ونجحت في قطع عبر الإقليمية والولاءات العشائرية. تحت قيادة محمد إبراهيم عقال رئيس وزراء 1967 حتي 1969 الصومال تحسنت علاقاتها مع كينيا واثيوبيا. عملية حزب المستندة إلى الديمقراطية الدستورية وصل الى نهاية مفاجئة ولكن في 21 أكتوبر عام 1969 عندما وضع الجيش والشرطة بقيادة اللواء محمد سياد استولى على السلطة في انقلاب غير دموي.
i am darood from oringinal arab
MY NAME IS SULAIMAN MAHOMOUD H I AM PUNTLANDER ORIGINAL BARI
September 3, 2009 at 8:02 am
sulaiman
It may be the Lord’s ordained will that the Majerteen should be
consumed like honey,
Like the wild berries in the Plain of Doo’An, the Majerteen have been
universally (and greedily) devoured,
Every hungry man in the land desires to bite off a piece of flesh from
the prostrated body of the Majerteens.
These weeping orphans, these widowed Majerteen wives, despoiled
and stripped of their herds,
Whose beloved fathers have been wantonly slaughtered,
Humans cannot but accept their mortality, decreed as it is by the
inflexible law of Allah,
What is hard to accept is the gloating of the oppressor over the
scattered Majerteen corpses,
And they’ve been heinously massacred as if they did not belong to the
family of Muslims,
Did not Mr. Barre—everywhere—mercilessly rain mortar shells and
bullets on the Majerteens?
Sultan Yuusuf Ali Keenadiid of Hobyo. A decade after expulsion from Northern Majerteeniya, in the 1870s, Keenadiid returned from Arabia with a score of Hadhrami musketeers and a band of devoted lieutenants. With their help, he carved out the small kingdom of Hobyo after conquering the local Hawiye clans. Both kingdoms, however, were gradually absorbed by the extension into southern Somalia of Italian colonial rule in the last quarter of the nineteenth century.
Farther east on the Majeerteen (Bari) coast, by the middle of the nineteenth century two tiny kingdoms emerged that would play a significant political role on the Somali Peninsula prior to colonization. This was the Majeerteen Sultanate of Boqor Ismaan Mahamuud. The Majeerteen Sultanate originated in the mid eighteenth century, but only came into its own in the nineteenth century with the reign of the resourceful Boqor Ismaan Mahamuud. Ismaan Mahamuud’s kingdom benefited from British subsidies (for protecting the British naval crews that were shipwrecked periodically on the Somali coast) and from a liberal trade policy that facilitated a flourishing commerce in livestock, ostrich feathers, and gum arabic. While acknowledging a vague vassalage to the British, the sultan kept his desert kingdom free until well after 1800. Boqor Ismaan Mahamuud’s sultanate was nearly destroyed in the middle of the nineteenth century by a power struggle between him and his young, ambitious cousin, Keenadiid. Nearly five years of destructive civil war passed before Boqor Ismaan Mahamuud managed to stave off the challenge of the young upstart, who was finally driven into exile in Arabia.
1. Kooshin Maxamed, waa Safiirka cusub ee Soomaaliya ee loo soo magacaabay Mareykanka – Waa jufada Cumar Maxamuud ee beesha Majeerteen. Waxaa adeer u ah Col. Cabdullaahi Yuusuf. Waa 28 jir dukaanle ah oo deggan magaalada Seattle. Sida ay ku warrameen saraakiil Mareykan ah, ma ahan nin u qalma inuu qabto shaqo diblomaasi oo heerkaas le’eg.
2. Gen Maxamed Saciid Xersi (Morgan), La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca ammaanka Qaranka – jufada Cabdirixiin, Majeerteen. Wuxuu illaa mar dhoweyd ka mid ahaa kooxaha ka soo horjeeda Col Cabdullaahi Yuusuf, laakiin hadda wuxuu u yahay laf-dhabar.
3. Bashiir Ciise, Agaasimaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya – jufada Ciise Maxamuud, Majeerteen.
4. Ismaaciil Xaaji Warsame – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Wuxuu si joogto ah lacagaha macmalka ah ee beenta ah ugu soo daabacaa Col Cabdullaahi Yuusuf, isagoo ka keena wadammada Koonfur Bari Eeshiya.
5. Ina Cabdulaahi Caynab, Lacaghayaha Madaxtooyada – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Wuxuu qabaa gabadha Col. Cabdullaahi Yuusuf.
6. Cumar Jamaal, Xoghayaha Safaaradda Soomaalida ee UN – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
7. Maxamed-Deeq Cabdilqaadir, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
8. Cabdirahmaan Cali, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
9. Cabdishakuur Maxamuud Gurey, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dalxiiska – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Ninkan aabbihiis ayaa wuxuu ahaan jiray caaqil qabiil waqooyiga Gaalkacyo.
10. Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-Sireed), Afhayeenka cusub ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Ma lahan Aqoon Diplomasiyeed oo jegadaas loogu aamino. Waxaa xusid mudan inuu yahay ninka qora website-ka Idamaale.com oo ah website baahiya borobogaanka iyo wararka been-abuurka ah ee Col. Cabdullaahi Yuusuf.
11. Cabdi Barre, ku xigeenka Waaxda Socdaalka – Biciidyahan, Majeerteen. Wuxuu ahaan jiray baabuur-dhaqe magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Ma lahan khibrad howlaha socdaalka. Waxaa lagu soo xulay inuu daacad u yahay Col. Yuusuf oo keliya.
12. Cabdullaahi Cali Cumar (Ina libaaxsankataabte), Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka – Carab Saalax. Wuxuu ka dhashay beel yar oo ku hoos nool beesha Majeerteen.
13. Col Maxamed Darwiish, Taliyaha Ciidanka Sirdoonka – Biciidyahan, Majeerteen. Waxaa General u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf.
14. Col Cabdirisaaq Afguduud, Taliyaha Guutada 1-aad Cabdirisaaq Afguduud – Cabdirixiin, Majeerteen. Waxaa Colonel u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf.
15. Col Xiif Cali Taar, Taliyaha Guutada 3-aad – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waxaa General u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf. Wuxuu Degenaan jiray Toronto ee dalka kanada ka hor inta uusan u guurin Puntland oo uusan la saaxiibin Col Yuusuf.
16. Gen Cabdullaahi Cali Mire (Carays), Taliyaha Guutada 4-aad – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waxaa General u dallacsiiyey Col. Cabdullaahi Yuusuf.
17. Laba Xiddigle Joocaar, Taliyaha dekedda iyo airport-ka Xamar – Cusmaan Maxamuud, Majeerteen. wuxuuna mar ahaan jiray kuxigeenka madaxtooyada puntland markii uu cabdulahi yusuf uu halkaasi madaxweyne ka ahaa.waxaana hada umaleynayaa in loo dalacsiiyey col.
18. Col Saciid Dheere, Taliyaha Ciidanka ku xareysan Ballidoogle, ahna Taliyaha qaybta 1-aad – Ciise Maxamuud, Majeerteen.
19. Col Xasan Cali Gidhiish, Taliyaha Police-ka Jubooyinka – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
20. Aadan Cali Cabdi, Madaxa ammaanka gobolka Banaadir iyo Madaxtooyada – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
21. Yuusuf Cumar Al-Azhari, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasadda – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
22. Jamaal Cumar, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
23. Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Baribari), ergayga Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya– Cumar Maxamuud, Majeerteen.
24. Cabdirashiid Seed oo loo yaqaanno Qoor, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Ma lahan wax waxbarasho iyo khibrad dhinaca diblomaasiyadeed oo jagadaas lagu haayo.
25. Daahir Mire Jibriil, Agaasimaha Madaxtooyada – Gumasoor, Majeerteen. Wuxuu ka tirsanaa jabhaddii SSDF ee Col. Cabdullaahi Yuusuf.
26. Cabdirisaaq Axmed Cali, Agaasime xigeenka Madaxtooyada – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
27. Axmed Cali Yuusuf Axmed, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waxaa dhalay nin la dhashay Col. Cabdullaahi Yuusuf oo lagu dilay dagaalladii ka dhacay Xamar 1991.
28. Axmed Cabdullaahi Yuusuf, wiilka Madaxweynaha, ahna Agaasimaha maamulka lacagta Madaxtooyada – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waa wiilka labaad ee Madaxweynaha. Wuxuu haystaa dhalashada Canada.waxbarasho Dhinaca dhaqaalaha ah oo uu howshaasi kumaamulo maheysto marka laga reebo Aabihiisii Madaxweyne ah.
29. Yuusuf Weyrax, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha – Cusmaan Maxamuud, Majeerteen.
30. Xasan Cali Yuusuf, Madaxa Protocol-ka Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
31. Hibo Maxamed Cilmi, La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Xiriirka Bulshada – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
32. Xuseen Cali Seelaan, Agaasimaha Madaxtooyada Baydhabo – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
33. Cabdirisaaq Durqun, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen.
34. Cabdullaahi Dheere, Madaxa ilaalada Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waa nin uu adeer laxmi ah u yahay Col. Cabdullaahi Yuusuf.
35. Cali Axmed Jiis, Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha – Cumar Maxamuud, Majeerteen. Waa nin uu adeer laxmi ah u yahay Col. Cabdullaahi Yuusu
September 3, 2009 at 8:11 am
sulaiman
he Bargal raid occurred in June 2007 around the town of Bargal in the northern province of Bari, in the semi-autonomous region of Puntland.
On May 30, between 12 to 35 heavily armed Islamist fighters arrived in two fishing boats from southern Somalia and clashed with local troops. On June 1, a US Navy warship, the USS Chafee, shelled hills around Bargal where Islamist militants were reported to have set up a base. US reports suggest the target was an al-Qaeda operative suspected of involvement in the 1998 bombings of US embassies in Kenya and Tanzania.
According to the Puntland regional government, as many as a dozen fighters including Somali militants as well as British nationals, Americans, Swedish, Pakistanis and Yemenis were killed in these operations, and five government troops were injur
dadka degan baargaal waa dad aad u xadarisan kana soo jeeda bahwayn majerteen , susein taller oo ku magcdheer siwaqroon waa nim aad ugu dheriay xadarinimada ah na da waligood ahan jiray bad u safar
September 3, 2009 at 8:15 am
sulaiman
Puntland
(Somali: Puntlaand, Arabic: أرض البنط) is a region in northeastern Somalia, centered on Garowe (Nugaal region), whose leaders declared it an autonomous state in 1998. A third of Somalia’s population lives in the province,[2][3] which likewise represents about a third of the nation’s geographical area.[4] Unlike neighbouring Somaliland, Puntland does not seek outright independence from Somalia.[5] The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by ancient Egyptian sources. The exact location of the Land of Punt is still a mystery and is the subject of academic debate and controversy. Some studies suggest that the land of Punt was located in Somalia,[6][7] whereas others propose that it was located elsewhere.[8]
Puntland (Somali: Puntlaand, Arabic: أرض البنط) is a region in northeastern Somalia, centered on Garowe (Nugaal region), whose leaders declared it an autonomous state in 1998. A third of Somalia’s population lives in the province,[2][3] which likewise represents about a third of the nation’s geographical area.[4] Unlike neighbouring Somaliland, Puntland does not seek outright independence from Somalia.[5] The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by ancient Egyptian sources. The exact location of the Land of Punt is still a mystery and is the subject of academic debate and controversy. Some studies suggest that the land of Punt was located in Somalia,[6][7] whereas others propose that it was located elsewhere.[8]
Somalia remained unstable, and Puntland declared its autonomy in 1998. Although it was a clan-based separation under the presidency of Abdullahi Yusuf Ahmed, a former colonel in the Somali army and deputy president of the Somali Salvation Democratic Front, Puntland is a region with clan confederation as one of its top priorities. Since 1998, Puntland has also been in territorial disputes with Somaliland over the Sool and Sanaag regions.
Unlike the secessionist region of Somaliland, Puntland is not trying to obtain international recognition as a separate nation.[5] It considers itself a federal division within a united Somalia that is a federal republic. But the two so-called “lands” have one thing in common: they both base their support upon clan elders and their way of organization along lines based on clan relationships and kinship
Puntland began experiencing political unrest in 2001 when then President of Puntland Abdullahi Yusuf Ahmed wanted his term to be lengthened. Ahmed and Jama Ali Jama fought for control of the region, which Ahmed won in 2002. Ahmed served as president until October 2004 when he was elected President of Somalia. He was succeeded by Muhammad Abdi Hashi who served until January 2005 when he was defeated for re-election by Parliament, which elected General Mohamud Muse Hersi (“Adde”). In December 2004, Puntland sustained serious damage during the tsunami following the 2004 Indian Ocean Earthquake.
In November 2006, the Union of Islamic Courts reportedly captured Bandiiradley, a strategically located settlement near Puntland’s border with Mudug. However, a spokesman for local warlord Abdi Hassan Awale Qeybdiid claimed that his troops had only made a tactical retreat from the area. Mohamed Mohamud Jama, a Mudug-based spokesman for the Islamic Courts, announced the courts’ intention to march on Gaalkacyo, part of which is claimed by Puntland. Heretofore, the courts had avoided making incursions into Puntland.[10] That same month, General Adde announced that he would rule according to Islamic law but in a different way from that of the Islamic Courts in order to avoid “politicising religion.” Adde then announced that Puntland would resist any attack made by the Islamic Courts. [11]
Tensions between Puntland and Somaliland escalated into violence several times between 2002 and 2009. In October 2004, and again in April and October 2007, armed forces of Somaliland and Puntland clashed near the town of Las Anod, the capital of Sool region. In October 2007, Somaliland troops took control of the town.[12] While celebrating Puntland’s 11th birthday on 2 August 2009, Puntland officials vowed to capture Las Anod back. In its essence, the conflict between both ‘lands’ in northern Somalia is about the future of Somalia. While Somaliland claims independent statehood and therefore ’split up’ the ‘old’ Somalia, Puntland works for the re-establishment of a united but federal Somali state.[13
ormer president, Mohamud Muse Hersi dismissed the parliament of Puntland on 9 December 2007, and effectively ruled by decree.[14] This followed a year of defections and secessions from Puntland over the increasingly autocratic governing style of the president sparked initially by a demand earlier in 2007 for an audit of the budget. Fallout from this political crisis include the defection of Ahmed Abdi Xabsade to Somaliland and the invasion of Sool by Somaliland and his supporters, the secession of Puntland-controlled Sanaag and subsequent creation of the state of Maakhir, and recently the defection of the commander of Puntland military forces in Sool to Somaliland.
The newly elected President of Puntland is Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) also referred to as Abdirahman Mohamud Farole, 63, a former PhD candidate in the history department at La Trobe University in Melbourne, Australia. Farole had left Puntland in 2006 after a falling out with then president Hersi over a deal with the Australian company, Range Resources.[15] After having repeatedly turned down requests from his fellow countrymen to run for office and with the assurance of support from various political factions, Farole finally gave in and returned to Somalia to present himself as a candidate in the Puntland region’s 2008–2009 presidential elections. In January 2009, he defeated all comers to become the fourth president of Puntland. In his election victory speech, Farole vowed to tackle head-on the pervasive piracy problem off the Somali coast, including cracking down on local authorities who have reportedly corroborated with pirates in return for a share of the profits. In an effort to improve transparency, Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) issued a first-ever “100 Days in Office report”.[16] In a sign of increasing maturity, the regional parliament in Puntland was able to unanimously pass the 2009 budget after just six days of negotiations.
DR SULAIMAN MAHOMOUD HIRSI (NAM-NAM)
October 5, 2009 at 3:32 pm
SULAIMAN MAHOMOUD(NAM-NAM)
Taariikhda & Bilicda Degaanka Casayr ee bahwaynta (SIWAQRON)
Degaanka Casayr waxaa loo yaqaan inta u dhexeysa(Bad iyo Biri) Xaafuun Iyo Qandala
Waa bad waxaa ku xiga dhul banana oo gaaraya isku celcelis 2km ilaa 3km, dhan “>waxaaku xiga “>buuro isku xiran oo is heysta inta degaanku yahay oo dhan waxaa ku xiga dhul kore oo banaan. Qayb kasta waxaa ku jira khayraad fara badan-, Kalluun, Luul, camber- Dhul beereed waxaa ka baxa khudaar oo dhan iyo timir- waxaa ku jira ilo biyood oo aan go’in, macdan iyo xiji- waa dhul daaqsin ah xoolaha ayaa ku nool.
Waa dhulbaaxad weyn, bilicsan, oo ilaaheyna kheyraad ku mineystay. Waa degaan taariikh fac weyn leh. Waa dhulka la magac baxay dhulki udgoonka(Puntland).
Dhowr boqol oo sano ka hor wuxuu ahaa xarunta ilbaxnimadi Bariga Afrika oo loo yiqiin Ilbaxnimadi Mozambique ( Mozambique Civilization). Waxaa xaruntu ahayd inta u dhexeysa OLOG ilaa WAREEGSAME. Xaruntaasi waxay isku xiri jiortay Asia iyo Africa, waxaa laga dhoofin jiray Maroodiga,shabeelka Libaaxa, masaska, iyo ugaar oo dhan, waxaa intaa dheraa xoolaha la cuno iyo LUUBAANTA( Beeyo iyo Meydi). Waxaa xaruntaa lagu sameyn jiray hubka sida, Warmaha, Heetada, Godmaha, Faaska, Leebka, gaashaamada midiyaha yar yar iyo waaweyn iyo alaabo badan oo birta la shubay laga sameeyey. Si arintaa xaqiiqadeeda dunida loo tuso, waxaan codsi u dirney “National geographic channel iyo Discovery Channel” in ay baaritaan ku sameeyaan.
Waxaa intaa dheer in ay jirto “Tunnal isku xira OLOG iyo Jasiirada SuQADARA” oo bada hoosteeda mara, waxaana laga helay sheekooyinka dadka degaanka iyo suugaanta degaankaa.
Magaalada Tooxin meel agteeda ah waa meesha ay ku kulmaan labada badood”Indian Ocean iyo Red sea” labadaa badood is taaban maayaan mid walba hoos ayey u degeysaa, waxaa dexdooda ah Barsakh,
Bal akhri aayada quraank ee ah” MARAJAL BAXREYNI YALTAQIYAANI BEYNAHUMAA BARSAKHUN LAA YABQIYAANI”.
Isla meeshaa meel u dhow waxaa ku yaal bada dhexdeeda IL biyo macaan oo aad ka cabi karto.
Waxaa intaa dheer waa dhulki uu ka soo degay Daarood.
Meeshi ugu horeysay waa BOOCO- ceel ayey ka qoteen isaga iyo walaalihiis, dhoor habeen ayey ku dhaxeen, waxaa calaamadsan oo dadku u daawasha tagaan ceelka, meesha ay ardaaga ay seexdeen ka dhisteen, iyo meesha ay doonida ka soo caarsiiyeen. Marki walaalihii ka tageen isaga oo xaabo ku maqan
Wuxuu uu “>tegayGODBARUUREY halkaas oo uu uu “>mudo ku noolaa, waa god daawasho mudan. Waxaa ka daran ceelka CEEL KALOOD, dhagaxi uu ka qaadey wali meeshi ayuu yaalaa ee soo arag, ha hilmaamin labadi geed ee jaceylka ku baxay “DAAROOD iyo DOOMBIRO” wali meeshi ayey ku yaalaan ee soo arag.
Haddii aad u tagto degaankaa daawasho iyo aqoon kororsi ha hilmaamin in aad u fiirsato,
“Geedka maydiga ah wuxmeesha “>uuyahay, meesha uu ka baxo, caleentiisa, meesha uu biyaha ka helo, qoloftiisu sida ay tahay, xidid ma leeyahay, dhacaan kiisu waa see, hana hilmaamin in aad dadka weydiiso mucjisooyinka uu leeyahay.
Marka aad akhrido maqaalka falan gaarsii saaxibadaa.
Waxaa iga talo ah inta aad nooshahay soo eeg degaankaa wax weyn ayaa kaaga kordhaaya.
Halkan ka daawo Bilicda Degaankaas Intaan ka heeno…
DR SULAIMAN MAHOMOUD HIRSI (NAM-NAM
October 23, 2009 at 3:24 am
wiil cormale
the point today we have alot wards like cawramale(carmale) both of those words are only wards always talk the tribe of carmale which main live in kismaayo around kismaayo as we know they are the owners of kismaayo region why somalian discriment each other or hate they black or light skin people same religion and also some ethinic hard to respond this question i need to know ths okey by cawramale
2 everything is clear after more reseach i understand awramale is only tribe belong in jubbaland and also awramale non darood tribe nor harti but some people proclaimed they orginally from noth somalia but this wrong history awramale have of they belonging rahoole and dinsoor and also kismayo around villages but they like camels and also other livestock in jubbaland and bari (lasqory) makhar saltanate they bring milka and meet and other important things in basic life in my reseach deeply understand everything in jubbaland and also i read book called struggling of land in southern somalia ,but this tribe became power full after long time of defence them selves in kismayo somalia every one wants this province but this will be unfruitfull fore the sake of they are not owners of this environment except this peacefull tribe called awrmale (cawramale)
awramale dived into four main subclan
1garlabe
2 gaboolen
3 cirinte
garlabe divided 6 sub clan
1 ayadoonle
2 tol yaqub
3 ahmed nore
4 ahal garlabe
5 osman dhere
6 mohamed abu bakar
gaboleen 6 main tribe
1 isse
2 salaban
3 ismail
4 waladia
5 jidgal
6 lagow
cirinte dived 3 main sub clan
1 muse
2 maskin waq
3 tol isse
4warsangali(cawramale)
Aadan Siciid
Adan Yaqub
Bah Habar Cismaan
Bah Habar Xasan
Bah Idoor
Bah Ogayslabe
Bah Yabare
Bihna Guuleed
Caamir Yuusuf
Cismaan Yusuf
Colmarabe
Dubeys
Garad Liban (Tuure)
Garaad cumar
Garwayne
Gobyawuud
Habar Ahmed
Hinjiye
Idamoge
Jibriil Siciid
Muxumud
Reer Garaad
Reer Mohamed
Reer cumar
Reer Saalax
Reer Xaaji
Reer Yaasuf
Riighaye
Siciid Ciise
Waqadsiinye
Warlabe
Xusein Ciise
any way you can get more details about awramale main environment and their historicall background i committed to express everything here so as not to misslead this people,