You are currently browsing the daily archive for August 17th, 2007.

C/risaq Shirwac, razshirwa@gmail.com

Faaladan waxaa igu kalifey iyadoo aad moodid in dad u dhashey ay iska fogeynayaan Dowlada u dhalatey oo aad moodid iney noqdeen kuwo iyagu dhaliilo iyo aflagaadoba usoo jeediya, kuna tilmaamey farxada beesha u timi kuwo shakhsiyaad ay wataan oo u diidan beeshooda guusha usoo hoyatey kuna andocoonaya waxyaabo aan sal iyo raad toona lahayn. Read the rest of this entry »