You are currently browsing the daily archive for August 21st, 2007.

H.E. Jibriil Ali Salaad

                                                   H.E. Jibriil Ali Salaad

Badhan:- Wararka naga soo gaaraya Xarunta Maakhir ee Magaalada Badhan ayaa tibaaxaya in maanta uu mudane madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad, uu golihiisa Paarlamaanka u sheegey in wada hadalka u dhexeeya isaga iyo dowlada Federaalka meel wanaagsan uu marayo haatan.”wada hadalka anaga iyo dowlada waa mid aan sir ahayn, meel fiican ayuuna marayaa” ayuu yiri Mudane Col Jibriil Cali Salaad. Read the rest of this entry »