You are currently browsing the monthly archive for October, 2007.

 

Muqdisho
 

40 hey’adood oo samafala oo ka shaqeeya Somaaliya ayaa war saxaafadeed ay ka soo saareen magaalda Nairobi ee dalka Kenya waxa ay ku sheegeen in gobalada koofurta somaaliya ay ka jirto musiibo bini aadamnimo oo baaxad weyn.

Read the rest of this entry »

 

seyoum
Wasiirka arrimaha dibeda Ethiopia Seyoum Mesfin

Wasiirka arrimada dibeda ee dalka Ethiopia Seyoum Mesfin ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo halkaasi oo kulan uu kula yeeshay madaxweyne Cabdullaahi Yusuf , wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dawladda KMG ah.

Safarka Seyoum Mesfin ayaa waxa uu ku soo beegmay laba maalmood kadib markii uu is casilay ra’iisul wasaarihii dawaladda KMG ah Cali Maxamed Geedi, kadib khilaaf mudo dheer socday oo u dhaxeeyay isaga iyo madaxweynaha Read the rest of this entry »

KUALA LUMPUR (AFP) — US warships are monitoring a Japanese tanker which was hijacked by pirates last weekend off the coast of Somalia, a piracy watchdog said Wednesday.”The pirates are still in control of the ship. They are believed to be armed,” Noel Choong, the head of the International Maritime Bureau’s (IMB’s) Malaysia-based Piracy Reporting Centre, told AFP. Read the rest of this entry »

http://www.somalia.cc/files/pictures/10/7/20060711143806_5_rs.JPG

Guddoomiyaha Guddiga Fuilinta ee Isbahaysiga Dib-u-xorreynta iyo dib-u-soo-nooleynta Somalia, Sheekh Shariif Sheekh Axmed Maxamuud, ayaa faafaahin dheeraad ah ka bixiyey Aragtidda Isbahaysiga ee ku aadan Isbedelka dhinaca Siyaasadda ee dalka Somalia.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu maanta siiyey Idaacadda Somaliweyn, isagoo ku sugan Caasimadda dalka Eriteria ee Asmara, wuxuuna sheegay inuu isbedel ku yimid qorshaha gumeysiga haysta dalka Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay. Read the rest of this entry »

Residents flee Mogadishu in a pick-up truck (29/10/2007)

Residents are fleeing on trucks, buses and donkey carts

International aid agencies are warning of an “unfolding humanitarian catastrophe” in parts of Somalia after recent fierce fighting in the capital.

The UN’s refugee agency (UNHCR) says about 36,000 have fled Mogadishu since Saturday and the worsening security means relief cannot be given to them. Read the rest of this entry »

Boosaaso: Mudo laga joogo laba todobaad ayaa waxaa magaalada Boosaaso ka dhacay falal isdaba joog ah, ay ciidamada Puntland ku qaadeen dhalinyaro ganacsata ee kasoo jeeda Sanaag iyo Galbeedka Bari, kuwaasoo 4 kamid ah markii hore kontoroolka magaalada lagu qabtey iyagoo watey hub ay ka ganacsanaayeen, kadibna lagu eedeeyey inay yihiin argagixiso. Read the rest of this entry »

 

yusuf

 

 

 

Kulan gaar ah oo labada nin ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo, kadib ayaa Saalim oo BBC la hadlay waxa uu sheegay muhiimada koowaad uu siinayo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka wadanka ka socda. Read the rest of this entry »

Hallucinations of the Neo-Nazi Amhara / Tigray butchers of Africa

Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis

 

According to an illuminating reportage published earlier today in the Somali portal Wardheer News by the Abyssinian journalist Tamrat Nega (click here), who quotes a personal advisor to the Abyssinian dictator Meles Zenawi, Africa’s most appalling and bloodthirsty tyrant is portrayed as fully involved in the inner politics of neighboring Somalia. Read the rest of this entry »

Badhan:- Wararka naga soo gaarey xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa waxay tibaaxayaan in Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jamaca Garaad Cali uu ku wajahan yahay magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn si uga qeyb qato shir beeleed laga abaabulayo inuu ka qabsooma Buuhoodle. Read the rest of this entry »

TopStory

Markab dagaal oo Maraykanku leeyahay ayaa waxa uu dejiyay laba doonyood oo ah nooca dheereeya kuwaas oo ay saarnayeen burcad badeed Somali ah Read the rest of this entry »