You are currently browsing the daily archive for October 6th, 2007.

By Heikal I. Kenneded

The bitter dispute between President Yusuf and Prime Minister Ghedi that came into a full blow last week, underscores the fragile state of the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia. It is also a grim reminder that the TFG leadership is sadly mired in personal greed and a despotic agenda that threaten to our dream for a viable nation-state in the Horn of Africa. Read the rest of this entry »

Ceerigaabo:- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ee Maamul goboleedka Maakhir state ayaa waxaa ay ka cabanayaan Ganacsatada reer Ceerigaabo Kor u kac ku yimid Qiimaha sarifka lacagaha qalaad gaar ahaan lacagta Doolerka maraykaka oo maanta Suuqyada waawayn ee Magaalada Ceerigaabo lugu sarifayey 2 malyan oo doolerka Maraykana ah. Sii Akhri »