You are currently browsing the daily archive for October 12th, 2007.
Badhan : Madaxweynaha Maamul Goboleedka Maakhir ee Soomaaliyeed Col. Jibriil Cali Salaad wuxu hanbalyo iyo bogaadinu dirayaa dhamaan bulshada reer Maakhir meelkasta oo ay joogaan , iyo sidoo kale bulsho weynta Soomaaliyeed, wuxuna u rajeynayaa nabad , midnimo iyo barwaaqo iney ku gaadhaan ciidkan ciidkiisa…. aamiin…..aamiin.








