You are currently browsing the daily archive for October 13th, 2007.
Degmada Hadaaftimo ayaa taas waxaa u dheereyd in uu deegaanka ku hareersan uu ahaa mid cagaar ah oo aad dareemeysid in Raxmadii Rabi ay kobcisey cagaarka dhulka taas indhaha raaxa u aheyd. Read the rest of this entry »
Khartuum:- (LaasqorayNet) Ururka aradayada Maakhir ee waxa ka barata jaamacadaha iyo macaahida sare ee wadanka Suudan ayaa hanbalyo diiran u dirayaa shacabka reer Maakhir iyo umada islaamka guud ahaan, hanbalyadan oo ku began munaasabada ciidka Soonfur, maamulka ururka ayaa munaasabadii salaada ciid kadib waxay tahniyad iyo bogadin udireen dhamaan aradada wax kabarta wadankan Sudan iyo shacb weynaha Soomaaliyeed. Read the rest of this entry »


Kuwait : Xogahaya Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Maakhir ee Soomaaliyeed Inj.C/rasaaq Cali Maxamed oo ku sugan dalka Kuweit ayaa warqad qoraal ah oo aan ka hellay wuxu ugu hanbalyeynayaa dhammaan shacabka reer Maakhir meelkasta oo ay joogaan , waxayna u qornayd sidan : Read the rest of this entry »








