You are currently browsing the daily archive for October 15th, 2007.

Laascaanood (AllPuntland)- Waqooyiga magaalada Laascaanood ayaa waxaa Saaka ka bilowday dagaalo xoogan oo ay soo qaadeen Maleeshiyaadka Maamulka Somaliland, ayadoo dagaaladaasina warar iskhilaafsan ka soo baxayaan. Read the rest of this entry »

 BBC Dhagayso  wareysiga

Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka dhacay Laas Caanood. 

Dagaal aad u qadhaadh ayaa Saaka hiirtii  waa bari dib uga qarxay Duleedka Magaalada Laas-caanood

lasanod

Laas-caanood:- Dagaal  aad u qadhaadh ayaa saaka hiirtii waa bari dib uga qaraxay Duleedka Magaalada Laas-caanood ee xarunta G/ Sool,dagaal kaas oo sida la sheegay ay isku hirdiyeen Labada Ciidan oo kala taageersan Maamulada S/land iyo Puntland oo mudooyinkanba isku hor fadhiyay Duleedka magaalada laas-caanood.

Read the rest of this entry »

iyo Dareenka Shacabka reer Hargeysa 

Hargeysa (HOL)- Wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka uu dagaal dhex maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland oo muddaba isku hor fadhiyay deegaanada Laascaanood ee Gobolka Sool. Read the rest of this entry »

AFP
October 15, 2007

MOGADISHU –  At least four people were killed in new fighting between forces from the breakaway Somali states of Somaliland and Puntland over a disputed town on their border, both sides and witnesses said. “I can confirm … that heavy fighting broke out … early [Monday] morning causing casualties. The Somaliland forces waged the attack against our military positions in the northern outskirts of Las Anod,” Burhan Mohamed, a Puntland commander, said by phone.

“I cannot tell you the exact number of people killed in this fighting, but it is clear that a number of people died so far,” he added. Read the rest of this entry »

Published: October 15, 2007

The Associated Press

 

SEOUL, South Korea: Talks between a South Korean shipowner and Somali pirates who abducted 24 of his crew have stalled on the size of the ransom being demanded by their captors, a South Korean official said Monday.

Four South Korean fishermen were aboard two South Korean-owned vessels along with 20 other crew of various nationalities when they were seized off Somalia on May 15. The shipowner, Ahn Hyun-su, has been holding direct talks with the Somali pirates to secure their release since, according to South Korean officials. Read the rest of this entry »


Children in the northern Nigerian city of Zaria look down from the old gate at horsemen about to take part in a durbar – a traditional parade performed by galloping riders during Muslim festivals. (Photo: BBC’s Alex Last)


 

October 2007
M T W T F S S
« Sep   Nov »
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos