You are currently browsing the daily archive for October 17th, 2007.

Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxa maanta ka dhacay banaanbax xoogan oo looga soo hor jeeday joogitaanka ciidamada Soomaaliland ee gudaha Magaalada . Read the rest of this entry »

 

War hadda na soo gaaray

 

 

 

Ali Maxamed Geeddi ayaa u amba baxay Addis Ababa, dooddii baarlamaankana dib ayaa loo dhigay. Read the rest of this entry »

The UN World Food Programme’s top representative in Somalia’s capital, Mogadishu, has been abducted after gunmen stormed the UN compound.

A Somali boy helps push a donkey cart loaded with food aid

Many people displaced by this year’s fighting depend on food aid

The WFP told the BBC that it strongly protests about the incident and demands Idris Osman’s immediate release.

An unnamed UN official told Reuters and AFP news agencies that government forces were involved in the raid. Read the rest of this entry »

 

refugees
Qoysas badan ayaa ka qaxay dagaalada Muqdisho

Dagaal la isku adeegsaday noocyada hubka waaweyn iyo yar yar ayaa xalay ka bilowday magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhegayso wareysiga

Weriyaha BBC ayaa waxa uu sheegay in dagaalku ka dhacay agagaarka saldhiga Hawl wadaag, halkaasi oo ay ciidamo booliis ah degan yihiin.

Dagaalka ayaa waxa uu ku sii fiday dhawr xaafadood oo u dhaw goobta uu ka bilawday, waxaana markii danbe bilawday madaafiic la sheegay in laga soo ridayay dhinaca xaruunta madaxtooyada. Read the rest of this entry »

 

Maamulka Puntland ayaa ku Eedeeyay Dowlada Ereteria Iyo Kooxihii Maxakmadaha Ee La Caydhiyay Koonfurta Somaliya in ay yihiin Kuwa maamulka Somali land Ku Soo Duduucaya In ay Weerar Ku Qaadaan Punt land ayna Khal khal Galiyaan Amaanka Iyo Xasilonida ay Punt land faraha Adag Ku Haysato Iyo Taageerada ay la garab taagan tahay DKMG. Read the rest of this entry »