You are currently browsing the daily archive for October 20th, 2007.

Bosaso:- The latest news coming from the coastal commercial city of Bosaso are reporting that the city is in a state of panic and chaos as troops build up along the border with the newly named Maakhir State.
Badhan:- Maamul Goboleedka Maakhir State of Somalia ayaa war saxaafadeed kasoo saarey xaalada cakiran ee magaalada Boosaaso iyadoo magaaladaasi ay ka taagan yihiin xasuuq iyo cabudhin ku aadan dadka kasoo jeeda Gobolka Sanaag oo tiro cayimani ay ku jiraan jeelka maleeshiyo beeleedka maamulka Puntland.
Maamulka Puntland ayaa waxay ku magcaabeen ama ku shaabadeeyeen rag kasoo jeeda Maakhir iney yihiin Argagixiso iyagoo dagaal ba’ani magaalada u ku dhex marey.
Guji Sawirkan:
Faalo:- Sida inoo wada muuqata, arinta maanta ina hortaala waa arin la filayeey. Taas waxaan ula jeedaa, Maakhir maanta haday laf dhabar yeelatay, oo ay gooni u istaagtay iyadoo garatay danteeda, qaadatay taladeeda, waxay manta diyaar u tahay inay masuuliyadeeda ka soo baxdo, inaynu maanta jaah wareer ka qaadno sida foosha xun ay ula dhaqmeen taageerayaasha Cade Beesha Maakhir wax ina tari mayso. Read the rest of this entry »
Taariikhdu waa buug ninba baal ku qoran yahay.
Faalo:- Waxaanu aad uga xunahay sida foosha xun ee loola dhaqmay dhalinyaradii gurigooda lagu weeraray, oo loo adeegsaday hubka culculus ee wax gumaada taasina waxay ka markhaati kacaysaa heerka uu gaadhsiisan yahay cadowtinimada iyo arxan darada maamulkaagu u hayo beesha sanaag bari oo kamida beelii hormoodka ka ahaa asaaskii maamulka aad madaxda ka tahay. Read the rest of this entry »
Faalo:- Xasuuqa ka socday magaalada Boosaaso tan iyo maalintii Khamiistii ahayd oo lagu bur buriyey guryo ay leeyihiin dad u dhashey Maakhir oo si naxariis daro ah loogu adeegsadey hubka culus iyadoo aan loo aaba yeelin ayaa waxaa weli ka aamusan maamulka Maakhir iyo weliba Odayaasha beelaha Warsangeli. Read the rest of this entry »

Waxaa mucjiso la noqotay dhamaan dadweynaha la socdeey arintii ka dhacday magaalada Boosaaso, markii uu wasiir ka mid ah wasiirada MG Puntland, uu ku sheegay isagoo u waramaya VOA, Dhalinyaradii madfaca lala dhacaayeey, inay yihiin al-shabaab, isagoo ula jeeda ‘Argagixiso’ ku xidhan dagaalada ka socda magaalada Muqdisho. Read the rest of this entry »
Mogadishu (HornAfrik Media) ALLE ha u naxariistee Kusimihii guddoomiyaha Idaacadda Shabelle Marxuum Bashiir Nuur Geedi ayaa maanta lagu aasay qabuuraha KM13 ee duleedka Caasimada Muqdisho. Read the rest of this entry »
Saturday, 20 October 2007
Barclays Premier League
Man City 1-0 Birmingham
Middlesbrough 0-2 Chelsea
Wigan 0-2 Portsmouth

Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya hay’adaha dowladda xal looga gaarayo baarlamaanka.
.

Djibouti
Kumanaan qof oo ku sugan dalka Djibouti, ayaa dibax ka dhigay magaalada Djibouti, iyagoo ka cabanayay amar caalami ah oo lagu soo xirayo laba ka mid ah saraakiisha sare ee Djibouti.

Khudbadda Geddi






