You are currently browsing the daily archive for October 22nd, 2007.

Xildh. Asha Aballa

Newyork(Dhahar.com):- War saxaafadeedkan xasaasiga ah ayaa waxay xil. Caasha Axmed Cabdalla ugu horeyntii u direysaa tacsi dhalinyaradii ku geeriyootey weerar lagu qaaday magaalada Boosaaso xaafad ka mid ah, waxay kaloo ka hadashay in Cade Muuse, Siciid Raage, iyo Col C/casiis gacmay ay geysteen fal ah (international crime) kaasoo ay dacwad ka xareyn doonto caalamka.

Read the rest of this entry »

Amr Musa(SomaliNet) The secretary general of Arab League Amir Musa is expected to pay visit in Somalia in the next few days and it will be his first tour in the war-torn country, an Arab newspaper published on Monday. Read the rest of this entry »

Faalo

Faalo:- 18 Oct 2007 dhacdadii ka dhacday Magaalada Bosaso, Xaafadda Raf iyo Raaxo. Ma akhri oo dhaaf baa? Ma maqal oo ka gudub baa? Miyaaney mudnayn in taariikhda meel aad u muuqata lagaga qoro? si looga waantoobo in ay iyada oo kale mar kale dhacdo. Read the rest of this entry »

Billionare Mo Ibrahim
Millionare Mo Ibrahim

The Mo Ibrahim Prize – the world’s richest – is being presented in London to a former African head of state for the excellence of their leadership.

 

The prize is worth $5m (£2.5m) over 10 years, and then $200,000 a year.

Mobile phone millionaire Mo Ibrahim is funding the project in the hope it will help improve governments’ perfor Read the rest of this entry »

 

Ciidamada Ethiopia
Ciidamada Ethiopia

Dagaal socday muddo laba saac iyo bar ah, ayaa galabta wuxuu ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhagayso

Waxaa isaga horyimid ciidamada Itoobiya iyo xoogag ka soo horjeeda oo diidan joogitaankooda Muqdisho. Read the rest of this entry »

Ethiopian troops in Somalia

Ethiopian troops are supporting the transitional government

At least eight civilians have been killed and 12 people wounded in fresh fighting in Somalia’s capital, Mogadishu, witnesses say.

Fighting broke out when insurgents ambushed Ethiopian forces returning from a security operation, near the football stadium in Towfiq district.

Read the rest of this entry »

Islamarkaana Ugu Baaqay Bulshada SSC Shir Wada Tashi In Lays Kugu Yimaado.

Garaad Jaamac

Garaadka guud ee Beelaha ssc ayaa maanta qoraal uu saxaafada ugu talo galay oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay afnugaal.com,ayaa waxaa uu garaadku ugu baaqay Maamulka Soomalinad in ay Ciidamadooda kala baxaan Deegaanka SSCayn,sidoo kale wuxuu bulshada deegaanka ugu baaqay in ay isku yimaadaan shir wada tashi oo ka dhici doona Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. Read the rest of this entry »

oo baaq kasoo saartey mashaqadii Deegaanka RAD

London:- Jaaliyada beesha Warsangeli ee Cariga Ingiriiska oo gudideedu isugu timi shir deg deg ah oo ka dhacay magaalada London ayaa waxay baaq kasoo saareen mashaqadii ka dhacdey deegaanka RAD oo ay iskaga hor yimaadeen dad walaalow oo isku beel ah. Read the rest of this entry »

 

SomaliTalk.com

 

Xaflad muhiim ah oo lagu qabtaya magalada qahira oo ay soo qaban qaabiyen naadiga aradayda somaliyed iyo jaaliyadda qaahira Read the rest of this entry »

NAIROBI (AFP) — Ethiopian rebels on Sunday claimed they had killed at least 140 government troops in an attack in the Ogaden region, where the army is carrying out a crackdown. Read the rest of this entry »


 

October 2007
M T W T F S S
« Sep   Nov »
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos