You are currently browsing the daily archive for October 25th, 2007.


Dhahar:- War goor dhoweyd naga soo gaadhey caasimadda gobolka Booxaaro ee Dhahar ayaa tibaaxaya inuu maanta duhurnimadii halkaas gaadhey madaxweynaha maamul goboleedka Maakhir Col. Jibriil Cali Salaad iyadoo ay wehiliyaan wufuud sar sare oo ka mid ah golaha Xukuumada Maakhir. Read the rest of this entry »

TopStory Dad gaaraya 45 oo ay maleeshiyooyinka taageersan Soomaaliland maanta ka afduubeen magalada Laascaanood ayaa lagu oo waramayaa in haatan la geeyey magaalada Burco. Read the rest of this entry »

Garowe:- Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxay wadaan abaabul milateri oo loogu talo galey sidii uu Maamulka Puntland dib u hanan lahaa Gobolka Sool oo dhowaani ay xaruntiisu gacanta Puntland ka baxdey iyadoo abaabulkani yimi xili ay dadka Reer Laascaanood bilaabeen iney ka qaxaan magaalada. Read the rest of this entry »