You are currently browsing the daily archive for October 26th, 2007.

Dhahar: Madaxweynaha maamul goboleedka Maakhir State of Somalia Col. Jibriil Cali Salaad ayaa waxaa si baaxadweyne loogu soo dhaweeyey magaalada Dhahar duhurnimadii shalay, wuxuuna shir jaraa’id ku qabtey Hotel Midnimo ee degmada Dhahar, shirkaas uu uga hadlay maamulka dhawaan laga dhisay gobolka Sanaag iyo galbeedka Bari ee Maakhir State. Read the rest of this entry »

Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Faransiiska, ayaa sheegay inay bilaabi doonaan Hawlgal ay ku soo gelbinayaan Maraakiibta shixnadaha Cuntadda u soo wada dalka Somalia, xilli ay kooxaha burcad-badeedda khatar ku hayaan Maraakiibta isaga kala gooshta Baddaha dalka Somalia Read the rest of this entry »

Chadian President Idriss Deby (left) and Libyan President Muammar Gaddafi  at talks

President Deby (left) attended the talks hosted by President Gaddafi

  Libyan leader Colonel Muammar Gaddafi hosted the talks alongside the presidents of Chad and Sudan.

The insurgent groups have waged an on-off rebellion against Chadian President Idriss Deby for years.

The fighting was linked to the conflict plaguing the neighbouring Sudanese region of Darfur.

The UN says there are 240,000 refugees from Sudan’s Darfur region in eastern Chad and 173,000 internally displaced people. Read the rest of this entry »


Boosaaso: Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha Cali Buureed ayaa shir jaraa’id uu ku qabtey xarunta ganacsiga Puntland ee magaalada Boosaaso sheegay in arintii ka dhacdey magaalada Boosaaso ay ahayd mid khalad ah, taasna looga joogo in ay dowlada saxdo. Wasiirka ayaa sheegay in ay dadaal ugu jiraan inaysan waxdambe dhicin. Read the rest of this entry »

Many people had thought that, viewed comparably with the chaotic and bellicose Somali South, Somaliland and Puntland in the Northwest and the Northeast would be idyllic spots of calmness and peace in the Horn of Africa area.

Somaliland escaped the Civil War that ravaged the South, becoming independent in 1991; due to various reasons, it remained unrecognized by all the states of the world, cooperating only with Abyssinia. Somaliland announced that it is not concerned with the affairs of the Somali South, and that the country’s only preoccupation would be peace, international recognition, and socioeconomic progress. Read the rest of this entry »


 

October 2007
M T W T F S S
« Sep   Nov »
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos