You are currently browsing the daily archive for October 29th, 2007.
Ra’isulwasaare Geedi oo 5 tii maalmood ee la soo dhaafay kus ugnaa magaalada Addis ababa ayaa is casilaadiisa ay timid ka dib markii kulan uu la qaatay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed, iyadoo kulankaasi ay goobjoog ka ahaayeen wafuud ka socota dowladda Ethiopia oo saakay la timid Ra’isulwasaare Geedi. Read the rest of this entry »
Hundreds of protesters marched in the streets of Mogadishu yesterday to denounce the presence of Ethiopian forces, as renewed fighting rocked Somalia’s volatile capital. Waving sticks and chanting “Allahu Akbar” (God is great), the crowd moved from Mogadishu’s southern Black Sea district to Ali Kamin and the stadium area near an Ethiopian army base.
Magaalada Muqdisho, waxaa maalintii labaad maanta ka dhacay dagaal xoog leh oo ay isaga horyimaadeen kooxo kacdoon ka wada magaalada oo dhinac ah iyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo is taageersanaya.
Kooxaha kacdoonka ka wada magaalada, ayaa la wareegay iyadoo dadwayne markaas kadib ku xoomay oo gubeen saldhigyada ciidamada Booliiska ee Hawlwadaag, halka ciidamo ku soo laabtay saldhigga Hodan maanta mar kale kooxaha dagaalamaya ka eryeen.
Badhan:-(LQNET) Madaxwaynaha maamul Goboleedka Maakhir oo haatan ku sugan xarunta maamulka Maakhir ee Badhan ayaa ka war bixiyay safar uu dhawaan ku soo kala bixiyay Degmooyin badan oo ka tirsan maamulka maakhir,Coll Jibriil Cali Salaad oo war baahinta Galabta war siiyay ayaa shaaca ka qaaday inuu aad ugu soo guulaysteen hawlihii ay ugu boqooleen Degmooyinkaas ka tirsan maamulka Maakhir.









