You are currently browsing the daily archive for October 30th, 2007.
Boosaaso: Mudo laga joogo laba todobaad ayaa waxaa magaalada Boosaaso ka dhacay falal isdaba joog ah, ay ciidamada Puntland ku qaadeen dhalinyaro ganacsata ee kasoo jeeda Sanaag iyo Galbeedka Bari, kuwaasoo 4 kamid ah markii hore kontoroolka magaalada lagu qabtey iyagoo watey hub ay ka ganacsanaayeen, kadibna lagu eedeeyey inay yihiin argagixiso. Read the rest of this entry »
Kulan gaar ah oo labada nin ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo, kadib ayaa Saalim oo BBC la hadlay waxa uu sheegay muhiimada koowaad uu siinayo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka wadanka ka socda. Read the rest of this entry »
Hallucinations of the Neo-Nazi Amhara / Tigray butchers of Africa
Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis

According to an illuminating reportage published earlier today in the Somali portal Wardheer News by the Abyssinian journalist Tamrat Nega (click here), who quotes a personal advisor to the Abyssinian dictator Meles Zenawi, Africa’s most appalling and bloodthirsty tyrant is portrayed as fully involved in the inner politics of neighboring Somalia. Read the rest of this entry »

Badhan:- Wararka naga soo gaarey xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa waxay tibaaxayaan in Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jamaca Garaad Cali uu ku wajahan yahay magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn si uga qeyb qato shir beeleed laga abaabulayo inuu ka qabsooma Buuhoodle. Read the rest of this entry »

Markab dagaal oo Maraykanku leeyahay ayaa waxa uu dejiyay laba doonyood oo ah nooca dheereeya kuwaas oo ay saarnayeen burcad badeed Somali ah Read the rest of this entry »
![]() |
|
| Ciidamo Mareykan a |
Ciidamada militeriga ee Mareykanka ayaa sheegay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka uu caawiyey shaqaalaha markab laga lahaa waqooyiga Kuuriya.
Shaqaalaha markabka saarnaa ayaa la dagaalamay kooxda afduubtay si ay dib u hantaan maamulka markabka sida ay ku warantay wakaalada wararka ee AP. Read the rest of this entry »










