You are currently browsing the daily archive for October 31st, 2007.
![]() |
|
40 hey’adood oo samafala oo ka shaqeeya Somaaliya ayaa war saxaafadeed ay ka soo saareen magaalda Nairobi ee dalka Kenya waxa ay ku sheegeen in gobalada koofurta somaaliya ay ka jirto musiibo bini aadamnimo oo baaxad weyn.
![]() |
|
| Wasiirka arrimaha dibeda Ethiopia Seyoum Mesfin |
Wasiirka arrimada dibeda ee dalka Ethiopia Seyoum Mesfin ayaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo halkaasi oo kulan uu kula yeeshay madaxweyne Cabdullaahi Yusuf , wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dawladda KMG ah.
Safarka Seyoum Mesfin ayaa waxa uu ku soo beegmay laba maalmood kadib markii uu is casilay ra’iisul wasaarihii dawaladda KMG ah Cali Maxamed Geedi, kadib khilaaf mudo dheer socday oo u dhaxeeyay isaga iyo madaxweynaha Read the rest of this entry »
KUALA LUMPUR (AFP) — US warships are monitoring a Japanese tanker which was hijacked by pirates last weekend off the coast of Somalia, a piracy watchdog said Wednesday.”The pirates are still in control of the ship. They are believed to be armed,” Noel Choong, the head of the International Maritime Bureau’s (IMB’s) Malaysia-based Piracy Reporting Centre, told AFP. Read the rest of this entry »
Guddoomiyaha Guddiga Fuilinta ee Isbahaysiga Dib-u-xorreynta iyo dib-u-soo-nooleynta Somalia, Sheekh Shariif Sheekh Axmed Maxamuud, ayaa faafaahin dheeraad ah ka bixiyey Aragtidda Isbahaysiga ee ku aadan Isbedelka dhinaca Siyaasadda ee dalka Somalia.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu maanta siiyey Idaacadda Somaliweyn, isagoo ku sugan Caasimadda dalka Eriteria ee Asmara, wuxuuna sheegay inuu isbedel ku yimid qorshaha gumeysiga haysta dalka Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay. Read the rest of this entry »
Residents are fleeing on trucks, buses and donkey carts |
International aid agencies are warning of an “unfolding humanitarian catastrophe” in parts of Somalia after recent fierce fighting in the capital.
The UN’s refugee agency (UNHCR) says about 36,000 have fled Mogadishu since Saturday and the worsening security means relief cannot be given to them. Read the rest of this entry »










