You are currently browsing the monthly archive for November 2007.
Ra’iisal Wasaaraha dalka Ethiopia, Meles Zenawi, ayaa qirtay in dalkiisu uu ku riiqday colaadda Soomaaliya, oo aanu hadda la soo bixi karin ciidankiisa.
Magaalada Muqdisho caawa waxa dagaal uu ka dhacay goobo ku dherersan wadada sodonka ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo fariisimo ay ku leeyihiin ciidamadda Ethiopia.
Kooxo hubaysan ayaa weeraro gaadmo ah ku qaaday fariimahan ay wadadaas ku lahaayeen ciidamada Ethiopia ee ku yaala xaafadaha Cali Kamiin ilaa laba dhagax, iyadoo weerarku socday ilaa muddo sodon daqiiqo ah. Read the rest of this entry »
The Ethiopians are not popular in Somalia |
Ethiopian-backed Somali government forces have launched an offensive against insurgents after simultaneous attacks in the capital, Mogadishu. At least six Ethiopian bases in the city were targeted on Tuesday night by Islamists. Three civilians have died.
Correspondents say rocket-propelled grenades, hand grenades and machine guns were used in the attacks.
For months, outside agencies were denied access to Ogaden |
The UN has been assured that food will be allowed into Ethiopia’s Ogaden region and there will be no famine, the UN’s emergency relief chief says. “I received very strong assurances from the prime minister downwards,” he told the BBC after a visit to the area.
The south-eastern region has been off limits to aid agencies after rebel attacks and a counter-insurgency. Read the rest of this entry »

Baydhabo:- Qarax ayaa xalay fiidkii gi gilay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ahna xarunta baarlamaanka Somaliya Qaraxaas ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Saldhiga dhexe ee Magaalada waxana arinkaas fuliyay kooxo hubasan oo aan haybtooda la garanayn ka gadaal markii ay Mab-gacmeed ku soo tuureen Saldhiga gudihiisa halkaas oo ay markaas joogeen Saraakiisha Ciidamaasi. Read the rest of this entry »
![]() |
|
Madaxweynaha Somalia Cabdullaahi Yusuf Axmed ayaa u magacaabay ra’iisul wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen oo loo yaqaan Nuur Cadde, kadib markii xilkaasi uu iska casilay ra’iisul wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi. Read the rest of this entry »
Ceergaabo : Maalmihii la soo dhaafay ayaa la taliyaha madaxweynaha Maamul Goboleedka Maakhir ee Soomaaliyeed Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Jebiye) uu shirar kala duwan kula yeeshay waxgaradka degmada Ceergaabo ee gobolka Sanaag. Read the rest of this entry »

Baydhabo:- Waxaa soo shaac baxaya warar is daba joog ah oo tibaaxaya in Madaxweynaha Ku meel Gaarka ahi uu soo geba gebayey ninka uu u magcaabi doono xilka raysul wasaaranimo iyadoo aan weli la shaacin ayaa wararku waxay sheegayaan in Col Nuur Xasan Xuseen oo ku magac dheer Nuur Cade loo magcaabi doono xilkaas.
Warsidaha LaasqorayNet ayaa ahaa warsidihii ugu horeeyey ee ka faaloodey in xilka raysul wasaaranimo laga yaabo in loo magcaabo Col Nuur Cade bilowgii bishan. Read the rest of this entry »
![]() |
Separatist rebels in Ethiopia’s Ogaden region say days of air attacks on civilians have caused many casualties.
Helicopter gunships have been used to attack villages in the remote area, says the Ogaden National Liberation Front (ONLF). Read the rest of this entry »

Halkan ka dhegayso










