You are currently browsing the daily archive for November 2nd, 2007.

Subaxnimadii Khamiista ayaa war murtiyeed arimo badan taabanaya waxa laga soo saaray xafiiska madaxweynaha MSS ee magaalada Badhan , kaasoo oo uu ku saxiixnaa madaxweynaha MSS Col Jibriil Cali Salaad, nuqullo ka mid ahna waxa loo qaybiyey saxaafadda gobolka , arimahaas war murtiyeedka lagaga hadlay waxa ka Read the rest of this entry »


Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Sool ayaa waxaa ka socda Mudaharaadyo iska soo horjeeda oo la Xiriira Qabsashada Magaalada Laascaanood iyo Sidii looga Xorayn lahaa Maamulka S/land ee Gar darada ku Jooga Magaalada Laascaanood. Read the rest of this entry »