You are currently browsing the daily archive for November 5th, 2007.

Xukuumada Puntland ayaa qarka u saaran inay waydo kalsoonida Barlamanka Kadib markii mooshin barlamanku isku raaceen lagu ansixiyay in xukuumada Puntland ee hada jirtaa aysan sii dhisnaan doonin hadii aysan mudo 30 Cisho gudeheed ah ku soo celin Dhulka Puntland ee cadawgu haysto.

Barlamanka oo fadhigoodii shalay ku falan qeeyay inay lama huraan tahay in xukuumada hada jirtaa meesha banayso hadii aysan soo celin dhulka cadawgu haysto ayaa hadana wada olole lagu waydiinayo su’aalo adag Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka iyadoo maanta la filayo inay ka jawaabaan su’aalaha Barlamanka ka imaanaya. Read the rest of this entry »

 

Pakistani policemen beat protesters in Lahore, 5/11/07

As many as 2,000 lawyers attracted the attention of police in Lahore

Lawyers said many colleagues were arrested as protests were dispersed in Lahore, Karachi and Rawalpindi.

The Islamic party Jamaat-e-Islami was also targeted, saying hundreds of its members were arrested overnight.

President Pervez Musharraf declared the emergency on Saturday, saying he was acting to curb extremism.

Critics, however, believe General Musharraf was acting to pre-empt a judgment by the Supreme Court on whether his re-election last month was legal Read the rest of this entry »