You are currently browsing the daily archive for November 8th, 2007.
Halqof ayaa ku dhintay inta la’ogyahay tiro kale oo dad ah na dhaawacyo culculus ayaa ka soo gaadhay kadib hawl galo iyo roondooyin ay kasameeyeen gudaha magaalada laascaanood ciidamada maamulka isku magacaabay somaliland…Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo kol dhow ay gacanta ku dhigeen ciidamada maamulka isku magacaabay Somaliland kadib dagaal culus oo ay halkaasi kuwada galeen labada maamul ayaa haatan laga soo sheegayaa inay ka jiraan rabshado shalay ka bilowday dibadbaxyo rabshado wada oo dad lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay. Read the rest of this entry »
|
|
Gilbert Deya, the self-proclaimed bishop of Gilbert Deya Ministries, is charged with five counts of child stealing between 1999 and 2004.
Mr Deya’s wife, Mary Deya, has already been convicted of child stealing offences in Nairobi.
Lawyers for London-based Mr Deya said he had been unfairly targeted and will appeal against the extradition order.
The orders can be automatically appealed, meaning the Kenyan government’s attempt to have Mr Deya returned to face trial could continue in British courts for months. Read the rest of this entry »
Madaxweynaha DGPL ayaa waxa uu Tuulada Gambare kula kulmay dadka degaanka ah iyo dadkii ka soo qaxay magaalada Laascaanood,
Madaxweynaha ayaa markii hore la kulmay Dadka degan Tuulada Tukaraq isagoo uga sii gudbay Higlada oo ay degan yihiin dad qaxooti ah oo ka soo qaxay Magaalada Laascaanood,wuxuuna halkaasi ku waraystay dadka halkaasi degan xaaladooda ay hadda ku sugan yihiin wuxuuna u balan qaaday in ay sida ugu dhakhsaha badan magaaladoodii ugu noqon doonaa haddii alla idmoMadaxweynaha ayaa markii uu halkaasi tegay si diiran loogu soo dhoweeyey,ka dibna uga sii gudbay Gambare. Read the rest of this entry »









