You are currently browsing the daily archive for November 9th, 2007.
![]() |
|
Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku dhintay Muqdisho 24 saacadood ee na dhaafay, ka dib markii ay dagaal isaga hor yimaadeen ciidammada Ethiopia iyo Soomaalida la dagaallamaya.
Dad badan oo rayid ah ayaa dhintay ka dib markii ay madaafiic ku soo dhacday.
Xog hayaha guud ee QM Bank Moon ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka socda QM oo loo diro dalka Somalia ay tahay mid aan caqli gal ahayn iyada oo ay —
ka sii darayso xaalada amaanka ee dalka Somaliya waxana uu taas bedel keed uu soo jeediyay in la diro ciidamo isku dhaf ah oo ku imanaya dawlad kasta iraadadeeda
DFKMS ayaa bishii Augost ku boorisay QM in ay Somaliya u soo dirto ciidamo nabad ilaalineed waxana uu golaha amaanka uu ka codsaday Ban ki- Moon inuu isku soo dubarado qorshihii ciidamo loogu diri lahaa Somaliya Read the rest of this entry »
NAIROBI (Reuters) – Mohammed Abdillahi pores over court proceedings and affidavits as he waits for prayers to begin at the Jamia Mosque in downtown Nairobi.
The distraught 58-year-old Kenyan spends every spare moment rallying against his government’s role in what he calls the “illegal arrest, disappearance and rendition” of his son. Read the rest of this entry »
I do not know many people in the world who would expect a Somali Plead for America in 2007; to them I dedicate the present article.

It is not without reason that Somalia was early identified among all African Nations as the Nation of the Poets par excellence; due to refined thoughts, open minded attitude, noble behaviour, a deeply humanistic Weltanschauung, vast abilities in metaphors, great narrative skills, and a magnificent and unlimited power of imagination, Somalis approach everything, Literature to Politics, Faith, Death and Life, with their own way. Read the rest of this entry »









