You are currently browsing the daily archive for November 12th, 2007.

 

Mogadishu residents leave the city with their possessions - 9/11/2007

Insurgents fired mortar rounds at the presidential palace in Mogadishu on Sunday, prompting an artillery duel with government forces.

Large areas of the capital are almost deserted as residents flee but military roadblocks are deterring the remaining civilians from leaving. Read the rest of this entry »


Qormo:- As salaama calaykum- Waxaan salaamayaa qof kasta oo nasiib u yeesha in uu akhriyo qormadan. Qoraalkan oo ah kii 4aad ee aan kula hadlayo dadkayga ma garan karo halkii aan ku gebagebeeyey qormadii tan ka hooraysey, laakiin waxaan xusuustaa aniga oo u muuqa in aan la hadlayo dad dhega la, dad damiir aan lahayn, dad hurdadii reer kahaf oo kale galay, dad aan dareensanayn waxa hareerohooda ka dhacaya, dad afkana ka faana calooshana ka buka, oogadana ka dayacan, dad noqday maanta kuwo tusaale loogu qaato marka la tilmaamayo dib u dhaca iyo darxumada xagga degaanka, dad dhulkoodii ka haajiray. Read the rest of this entry »

MOGADISHU, Somalia (Garowe Online) – Hundreds of Somalis including women and children took to the streets in north Mogadishu, the capital, following deadly street battles that killed more than 50 people since Thursday.

The battles raged between insurgent groups and allied Somali-Ethiopian government forces. The latest upsurge in violence has led to another mass exodus out of Mogadishu, with aid groups estimating that more than 50,000 civilians fled in the past three days alone. Read the rest of this entry »

mogadishu

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa cakiran maanta iyada oo ciidamada Ethiopia iyo kuwa dawladda KMG ee Somalia ay xidheen wadooyinka ugu waaweyn magaalada.

Halkan ka dhegayso

Read the rest of this entry »

MOGADISHU (AFP) — Insurgents shelled positions near the Somali presidential palace on Sunday, sparking fresh artillery duels in the seaside capital that has been convulsed by deadly clashes, witnesses said.Residents continued to flee some of the most dangerous neighbourhoods of Mogadishu as heavy fighting resumed between Islamist-led insurgents and Ethiopian-backed Somali forces. Read the rest of this entry »

new york
Human Rights Watch waxa xaruun u ah New York

Ururka u dooda, xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ee xafiiskiisu yahay magaalada New York, waxa u sheegay in beesha caalamka oo ka baaqsatay in ay joojiso, dagaalada ka socda Soomaliya in ay taasi muujinayso, sida aanay beesha caalamku dan uga la haayen qiimaha ay lee dahay, nafta qofka Afrikaanka ahi.

Dhegayso warbixinta

Read the rest of this entry »


 

November 2007
M T W T F S S
« Oct   Dec »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos