You are currently browsing the daily archive for November 21st, 2007.

Baydhabo:- Waxaa soo shaac baxaya warar is daba joog ah oo tibaaxaya in Madaxweynaha Ku meel Gaarka ahi uu soo geba gebayey ninka uu u magcaabi doono xilka raysul wasaaranimo iyadoo aan weli la shaacin ayaa wararku waxay sheegayaan in Col Nuur Xasan Xuseen oo ku magac dheer Nuur Cade loo magcaabi doono xilkaas.
Warsidaha LaasqorayNet ayaa ahaa warsidihii ugu horeeyey ee ka faaloodey in xilka raysul wasaaranimo laga yaabo in loo magcaabo Col Nuur Cade bilowgii bishan. Read the rest of this entry »








