You are currently browsing the daily archive for December 7th, 2007.

TopStory Madaxweynaha Somalia oo Maanta Laba jeer Laba Shir Jaraa’id ku Qabtay Nairobi Hospital “Waan Fiicanahay Balse in Aan Dhintaa Suuqa Lagaliyey ifiiriya Manoolahay Mase Waa Dhintay Mase Ahay C/laahigii aad Arki jirteen Alle Dilaa Dhinta”.

Madaxweynaha Dawlada Somalia C/laahi Yuusuf Axmed Ayaa Maanta Laba Shir Jaraaid oo is ku mid ah ku Qabtay Isbitaalka uu kaga jiro Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ee Lagu Magacaabo Nairobi Hospital.

Madaxweynaha ayaa Shirkiisaan jaraaid uga hadlay Arimo Kala Duwan oo ay ugu Badnaayeen Kuwa La xariira Xaalkiisa Caafimaad Madaxweynaha ayaa Salaan iyo Isbariidin Qaybaha Warbaahinta ay is weydaar sadeen kadib waxa uu ugu dagalay Shirkiisa jaraaid waxa uuna ku bilaabay Sida tan. Read the rest of this entry »