You are currently browsing the daily archive for December 10th, 2007.

Badhan:- Magaalo madaxda Maamulka Maakhir ayaa waxaa ka socdey maalmahan kulano is daba joog ah oo ay lahaayeen masuuliyiinta maamulka Maakhir iyagoo ka arinsanayey hanaqaadka maamulka Maakhir oo dhowaan laga yigleeyey Gobolka Sanaag iyo qeybo ka mid ah Gobolka Bair. Read the rest of this entry »
Waxaa saaka weli soconaya kulamo ay leyihiin Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Maakhir state iaydoo dhamaan kulamadaasi iyo ula jeedkoodu ay tahay Sidii loo horu marin lahaa Dhamaanba Mandaqada Maamulka Makhir iyo Bulshada gobolka waxa looga doodey oo Kulamadaasi si wayn loogu jeex jeexay Sidii loo abuuri lahaa Horumar horle oo aan Marna lga Daalin. Read the rest of this entry »








