You are currently browsing the daily archive for December 11th, 2007.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo wareysi gaar ah siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Kismaayo ee xaunta u ah Gobolka Jubbada Hoose aysan ka talin Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay halkaas ka taliyaan beelo. Read the rest of this entry »