You are currently browsing the daily archive for December 12th, 2007.
Warar ka hada naga soo gaaraya magaalada Bosaaso Ee xarunta Gobolka Bari aya Sheegaya in Wasiirkii Kaluumaysiga & Dekadaha ee Dawlad Goboleedka Somaaliyeed Ee Puntland Mudane Siciid Max’ed Raage uu is ka casilay Xilkaas.
Siciid Max’ed Raage oo saaka wareysi gaar ah siiyey Idaacada BBC-da Laanta Afka Soomaaliga ayaa daboolka ka qaadey in uu isku casiley ka dib markii waa sida wasiirku hadalka u yiriy’e uu khilaaf soo kala dhexgaley isaga iyo madaxweynaaha Dawlad Goboleedka Puntland Mucane Cade Muuse. Read the rest of this entry »








