You are currently browsing the daily archive for December 15th, 2007.

Nairobi:- Afaheeyn u hadalay Booliska dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in saaka gacanta ku dhigeen ilaa 9-Ruux oo laga soo kala qabata meelo kala duwan, afhayeenkaasi waxa uu sheegay inay dadkaasi aad looga shakiyay inay xidhiidh dhaw la Leeyihiin waxa loogu yeedho Argagixiso,kuwaasi oo loo dhaadhiciyay jeelasha Magaalada Nairobi halkaasna Su”aalo lagu waydiinayo. Read the rest of this entry »