You are currently browsing the daily archive for December 16th, 2007.
|
|
![]() |
|
| Ra’iisul wasaare Nuur Cadde waxaa cadaadis uga yimid golaha baarlamaanka |
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan dheer oo maanta uu magaalada Baydhabo kula yeeshay xubnaha golihiisa wasiirada ayaa waxa uu sheegay in is bedel la taaban karo ku sameyn doono golihiisa wasiirada, isagoo intaa raaciyay dhisitaanka xukuumad kale loo dhan yahay oo ka tiro yar golaha wasiiradda ee hadda jira, inay sabab u tahay cabashada ka jirta baarlamaanka gudihiisa iyo shacabka Soomaaliyeed. Read the rest of this entry »


Dhegayso warbixinta






