You are currently browsing the daily archive for December 17th, 2007.

 Kalfadhigii 19 ee Baarlamaanka Puntland ayaa ahaa kii ugu xaasaasi sanaa ka dib markii ay halkaas yimaadeen M/wayne Cade iyo kuxigeenka Xasan Daahir.

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta su’aalo adadag weydiiyey M/waynaha Puntland su’aalahaas oo ay ka mid ahaayeen maadaama ay dhamaatay Mudadii Bisha ahayd ee loo qabtay Xukuumadda in ay ku soo celiyaan Gacanta Puntland waxa a qabteen. Read the rest of this entry »


 

December 2007
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos