You are currently browsing the daily archive for December 19th, 2007.

Waxaa Maanta oo taariikhdu ahay 12-19-07 magaalada LONDON ku geeriyooday narxuun Ibraahin Cali Bare. ILAAHAY naxariistii jano haka waraabiyee Samir iyo iimaana haka siiyo dhamaan Eheladiisa oo dhan. Read the rest of this entry »

Badhan:- Xarunta maamul goboleedka Maakhir ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan bax looga soo horjeedo goynta dhirta iyo xaalufinta deegaanka oo had iyo jeer lagu eedeyo iney ka danbeeyaan ganacsato aan u aabo yeeleyn jiritaanka deegaaka. Read the rest of this entry »