You are currently browsing the daily archive for December 22nd, 2007.
Muqdisho:-Kooxaha ka soo horjeeda ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ayaa caawa weerar hoobiyayaal waxa ay ku qaadeen dhinaca xerada guulwadayaasha iyo xarunta wasaaradii hore ee gaashaandhigga oo ay kala degan yihiin ciidamo kuwa dowladda KMG ah iyo meleteriga Ithoopiya. Read the rest of this entry »
Bosaaso:-Waxaa si toos ah u shaaciyey inuu u sharaxnyahay jagada madaxwaynha Puntlanad Dr Xirsi Ismaciil Sanweyne oo ah Aqoonyhan ku xeel dheer Maamulka iyo dhaqaalaha waxana uu si toosa u sheegay inuu sharaxan yahay isla markaanta uu ku kal soon yahay inay dooran doonaan shacabka Reer Puntland. Read the rest of this entry »
Laas-caanood:- Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxay tibaaxayaan inay jiraan dhiila colaadeed oo Gobolkaasi ka taagan iyada oo ay Magaalada joogaan Ciidamo aad u fara badan. Read the rest of this entry »
Garoowe:- Xukuumada Puntland ayaa shaacisay inay dib u bilaabayso soo saarida shidaalka kadib markii dhawaan Cade Muuse soo kordhiyay wasaarad Cusub oo loogu magac daray Wasaarada Tamarta iyo Baatroolka. Read the rest of this entry »
Bosaaso:- Maalintii sideedaa ayay fooda la sii galaysaa inta lagu haysto Wariye ajaanib ah duleedka Magaalada Bosaaso, iyada oo ay soo baxayaan warar sheegaya inuu xaaladiisa caafimaad meel wanaagsan marayo. Read the rest of this entry »








