You are currently browsing the daily archive for December 23rd, 2007.
Laas-caanood:- Hifi fiilo dagaal ayaa laga soo sheegaya Gobolka Sool ee ay isku hor fadhiyaan ciidamada kala taageersan Maamulada Somaliland iyo Puntland,kuwaasi oo dhawor jeer halkaasi fooda isku daray,warkii ugu danbeeuyay ayaa sheegay in ilaa shalay iyo maanta xiisad colaadeed goobahaasi laga dareemayay. Read the rest of this entry »

Wareysiga dhinacayo badan taabanaya gaar ahan xidhiidhka ka dhaxeeya Cade muse iyo Daahir Riyaale oo ka warmaysa Caasha Axmed Cabdalla oo ku sugan magaalada Baydhabo Read the rest of this entry »
Muqdisho:- Cutukii ugu horeeyay oo ka mid ah Ciidamada Dalka Burundi ayaa goor dhawayd soo gaadhaya caasimada Dalka Somaliya ee Muqdisho,kuwaasi oo diyaarada Millitary ay ku soo Dejisay Garoonka caalamiga ah ee Cadan Cadde Airpor,waxana halkaasi ku soo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya hogaaminaysa iyo Masuuliyiinta Dawlada Federaalka Somaliya. Read the rest of this entry »
Baladwayne:-Wararka naga soo gaadhaya magaalada B/wayane ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan inay saaka saldhiga isku gadaameen Ciidamadii horay uga hawli gali jiray kuwaasi oo haba yaraatee diiday in gudaha loo galo Saldhiga lagana soo baxo, waxay taasi ku macneeyeen mushar har la”aan baahsan oo mudooyinka haysatay. Read the rest of this entry »
Muqdisho:- Dawlada Somaliya ayaa ka dalbatay Wadamada Carabta in la soo gaadhaan ciidamo kuwaasi oo ka qayb qaata Soo celinta nabada Dalka Somaliya, Wasiiraka arimaha dibada ee Dawlada Somaliya Xuseen Ceelaab Faahiya ayaa sheegay in Dawlada ha carabta looga fadhiyo inay ciidamo ku soo biiriyaan Dalka Somaliya kuwaasi oo xoojin doona kuwa haadan jooga Gudaha Dalka ee ka socda Midawga Afrika. Read the rest of this entry »








