You are currently browsing the daily archive for December 24th, 2007.

Garoowe:-Kulan Balaaran ayaa Maanta waxaa isugu yimid Baarlamaanka Dowlada goboleedka Somaliyeed Puntland kulankaasi oo qaatay Waqti Gaaraya Saacado ayaa waxa looga hadlayey arimo badan oo ku aadan Xaaladaha maamulka puntland Haatan ka taagan,iyadoo ay Hormuud ka tahay Xaalada Deegaanka Laascanood iyo sheekgashadeeda ay ku loolamayaan maamulka Waqooyi galbeed ee la magaca baxay Somaliland. Read the rest of this entry »

Dhahar:- Wasiirka  wasaarada rimaha gudaha iyo Aminga ee Maamulka Maakhir ayaa ka hadlay Amaanka guud ee Gobolka waxana uu sheegay inuu amaanku meel wanaagsan marayo ayna dhamaan hawl galaan lamaaha kala gadisan ee sugid Amaanka,kuwaasi oo ka hortaga wax alaale wixii amaanka hoos u dhimiya. Read the rest of this entry »

Bosaaso:-Wasiirka Kaluumaysiga Dekedaha iyo khayraadka Bada ee Maamulka Puntland ayaa shaaciyay inay waajib tahay in Kooxdaasi afduubtay wariyaha Ajaanibka ah la siiyo Lacagta ay dalbanayaan,isaga oo sheegay in xaq loo leeyahay in wariyahaasi lacagta madax furashada ah laga qaado. Read the rest of this entry »