You are currently browsing the daily archive for December 25th, 2007.

Durduri:- Wararka ka imanaya magaalada Dur Duri ee dhinaca Bari ka xigta Degmada Laasqoray ayaa waxay sheegayaan inay halkaasi cabashooyin badan soo tabinayaan Kaluumaysatada yar yar ee ka jilaabatada inta u dhexasya Dur Duri iyo Ceelaayo,waxayna sheegayaan inay jiraan Maraakiib Jariif ah kuwaasi oo xaalufinaya Badaha. Read the rest of this entry »

Baydhabo:- Ilo wareedyo aad ugu dhaw xafiiska Raisalwasaare Nuur Cade ayaa sheegaya inuu soo geba gebeeyay wada tashiyo mudo socday kuwaasi oo uu Raisalwasaaruhu lahaa Siyaasiyiinta Somaliyeed,iyo waliba qaybaha kala duwan ee hogaamiyaal dhaqameedka Somaliyeed waxana ay aad uga lafa gurayeen soo dhisida Dawlad Cusub. Read the rest of this entry »