You are currently browsing the daily archive for December 26th, 2007.
Bosaaso:-Waxaa ay soo shegayaan Ciidanka Booliska Bosaso inay Gacanta ku soo dhigeen 2 Ka mida Dablaydii Geysatay afduubka lugula kacay 2 Haweenka ah ee ka soo Jedaa Shaqaalaha Hay,ada MSF Amaanka ee Read the rest of this entry »
Muqdisho:-magaalada Muqdisho ayaa waxa saaka Alaabka isugu dhuftay Maamulka Gobolka Hiraan kuwaasi oo sheegay in
ay sii daysay Idaacadaasi warar ka dhan ah Dawlada Federaalka Somaliya kuwaasi oo la gu eedeeyay inay buun buuniyeen xaaladaha Dagaal ee ka jira magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Read the rest of this entry »
Afhayeenka ayaa sheegay in Indha-cadde hanjabaadiisa uu ku bartilmaameedsanayo koox qaldan, isla markaana aanay sax ahayn in Uganda ay ku baaqday dagaal ka dhan ah Somalia, markii ay cidamadeeda u soo daadgureysay Somalia ee ay ujeedkoodu ahaa inay ka qayb qaataan dadaalada Somaliya Nabada loogu soo celinayo. Read the rest of this entry »
Bosaaso:- War deg deg ah oo haatan na soo gaadhay ayaa waxa uu daboolka ka qaaday in dhawor daqiiqo ka hor la afduubtay laba ruux oo ka tirsan shaqaalaha Hay”adda ah M.S.F, kuwaasi oo ay afduubeen budhcad hubaysan lamana yaqaan ujeedka rasimiga ah ee ka danbeeyay afduubka shaqaalahaasi, Booliska ayaa wada baadhitaano xoogle. Read the rest of this entry »

BADHAN: Wasiirka Amniga Maakhir State, Axmed Xuseen Yuusf (Doonyaale) ayaa nooga waramay xaaladaha Amniga Gobolku uu marayaan iyo jawaab uu ka bixiyay hadalkii uu Riyaale ka jeediyey VOA.
DEGEYSO








