You are currently browsing the daily archive for December 27th, 2007.
Dhahar:- Wararka haatan naga soo gadhaya magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Booxaaro ayaa waxay tibaaxayaan inay hawl gal balaadhan oo qaadeen Ciidanka ka hortaga xaalufka ee Degmada Dhahar ayay waxay gacanta ku soo dhigeen 3- Ruux oo la sheegay inay si badheedh ah dil ugu gaysteen Ugaadh, kuwaasi oo haatan ku xidhan Saldhiga Dhexe ee magaalada Dhahar. Read the rest of this entry »








