You are currently browsing the daily archive for December 30th, 2007.
Nairobi:- Wararka naga soo gaadhaya Nairobi ayaa waxay sheegeen inuu ku guulaystay Doorashadii Dalkaasi Mwikibaki, sida ay xaqiijiyeen Gudiga guud ee doorashada Dalkaasi gacanta ku haya, waxay sheegeen inuu si rasmi ah ugu guulaystay Madaxtinimada Dalkaasi, ninka lagu magcaabo Mwikibaki, iyada oo ay soo baxayaan rabshado dheeraad ah oo Dalkaasi gabi ahaanba hadheeyay Read the rest of this entry »
Adisababa:- Xiisad colaadeed tii igu darayd ayaa laga soo tabinayaa xuduuda u dhexasya labada Dal ee Itoobiya iyo Eritrea kuwaasi oo la sheegay inay wadaan Abaabul dagaal oo xoogan, dhanka Itoobiya ayaa waxa laga soo tabinayaa inay wadaan daad guraynta Ciidamo kuwaasi oo Kumanaan Ciidamadeeda ah u soo daad gureeyay xuduuda labadaasi Dalk u dhexaysa. Read the rest of this entry »
Bosaaso:-Kooxda hubaysan ee afduubka u haystay Labada Hablood ee ka hawli gali jiray Hay”adda MSF ayaa waxay sheegeen inay dalbadeen lacag madax furasho ah taasi, oo hadii la siiyo ay soo daynayaan Gabadhahaasi, majiraan cid warkaasi si toosa daaha uga qaaday marka laga reebo Maamulka Puntland, oo isagu sheegay hadakaasi. Read the rest of this entry »








