You are currently browsing the monthly archive for January 2008.


Badhan : Saaka subaxnimadii ayaa xarunta dugsiga Alfurqaan ee magaalada Badhan waxa lagu qabtay xaflad ballaadhan oo ay kasoo qayb galeen ardayda dugsiga heerarkooda kala duwan Hoose , Dhexe iyo sare , iyo waalidiinta ardayda , gudida dugsiga iyo bareyaashooda. Read the rest of this entry »

 Garoowe:- Waxa wada hadal toosa uu dhex maray Budhcada haystay Markabka lagu Afduubay Xeebta Degmada Ayl ee gobolka Nuugaal iyo Maamulka Puntland waxana la sheegay inay Budhacadaasi dal banayaa Lacago Badax furasho ah kuwaasi oo ay ku an dacoonayaa inuu Markabkaasi yahay mid  Ajaaniba ah isla markaana uu Jariifayay Xeebaha Maamulka Puntland. Read the rest of this entry »

bbbbbb.jpg Bosaso:-Jaamacada Bariga Africa ee Bosaso ayaa habeenimadii Xalay ahayd waxa ay Xaflad Xilalka kula Kala wareegayaan Maamul Cusub Iyo Maamulkii Hore ay ka dhacday Hoolka Shirarka ee Jaamacada Waxaana ka soo Qaybgalay Masuuliyiin Badan oo dhamantood Danaynayay Ka Qaybgalka Xafladan Muhiimka u ah Waxbarashada Bosaso. Read the rest of this entry »

ammog.jpgMuqdisho:- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Caasimada ee ah Muqdisho ayaa waxay sheegayaan inay maanta ay halkaasi ka boqooleen ilaa 50- Gaadhi oo nooca loo yaqaan Uralka ah kuwaas oo ay wateen ciidamada Itoobiya,dad aad ugu dhuun dalooda ayaa sheegay inay ciidamadaasi u kaceen dhank Magaalada Baydhabo ee Read the rest of this entry »

dabo.jpgBala-wayne:- Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ka hadlay xaalada Amaan ee Gobolka Hiiraan waxana uu sheegay inay dhawaan dagaal ka dhaceen duleedka Magaalada Xarunta ah ee Balad-wayne halkaasi oo ay fooda isku dareen Ciidamada Dawlada Somaliya iyo koox mudooyinkan duurka ku jiray. Read the rest of this entry »

muq4.jpgCeelDoofaar:- Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada X- Ceel-Daahir ee 90-Km u jirta magaalada Bosaaso ayaa waxa la soo sheegayaa inay caawa fooda is dareen ciidamo taageersan Maamulka Puntland iyo koox dhalinyaro oo deegaankaasi u dhaltay,waxa la soo sheegayaa Read the rest of this entry »

lol.jpgGaroowe:- Ciidamada Booliska ee Magaalada Garoowe ayaa maanta qabtay Raas iyo hubo fara badan kuwaasi oo lagu qabtay Gaadhi Nooca loo yaqaan waaraad waxana la sheegay in lagu soo waday dhanka Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, lama sheegeen meesha laga keenay hubkaasi, Boolisaka  ayaa sheegay inay wadaan baadhitaan xoogan. Read the rest of this entry »

ff.jpgCeerigaabo:- Xaflad balaadhan oo lagu furayay shirkadda isgaadhsiinta ee telcom ayaa maanta ka dhacday hool aad u wayn oo ku dhexyaala magaalo madaxda G. Sanaag ee Ceerigaabo xafladaas ay kasoo qayb galeen masaxda gobolka, cuqaasha, odayaal dhaqamedka, ganacsatada, dhalinyaradda iyo waliba hawaynka. Read the rest of this entry »

kkkkkkkkkkk1.jpgGaroowe:- Maamulka Puntland ayaa ka hadalay markab habeenkii labaad lagu haysto xeebta Degmada Ayl ee Gobolka Nugaal waxayna sheegeen inay markabkaasi ay Afduubeen budhcad Somali ah oo lagu sheegyay ilaa 8- Ruux. Read the rest of this entry »

suharto.jpgJakart:- Madaxwaynihii hore ee Dalka Indinosi a ayaa ku geeriyooday maanta Caasimada Dalkaasi ee Jakaart waxa la sheegay inuu mudo jeefay dhulka oo uu xanuunsanay ka gadaal markii laga qabtay Sanbabada horaantii sanadkii 2004- markaasi oo la dhigay Cisbitaal ay Dawladu leedahay oo dalkaasi ku yaala. Read the rest of this entry »


 

January 2008
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos