You are currently browsing the daily archive for January 1st, 2008.
Nairobi:- Warar hoose oo haatan naga soo gaadhaya magaalada Nairobi ee xarnta Dalka kenya ayaa waxay shaaca ka qaadayaan inay jiraan rabshado Ba”an oo ka taagan guud ahaan Dalka keny, rabshadahaasi ayaa keenay khasaare Maal iyo Nafba leh, ka gadaal goortii xitaa dab la qabadsiiyay gooba laga dukaamaysto, boqolaal kale oo dad ah ayaa iyana la sheegay inay iyana dhinteen. Read the rest of this entry »
Laasqoray:- Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada Laasqoray ee Gobolka Sanaag ayaa waxay daboolka ka qadayaan inay saaka halakasi soo fadhiistay Diyaarada nooca loo yaqaan Elicobtarta ah, taasi oo aan la aqoon Dalka Laga leeyahay, diyaaradaasi ilaa iyo hataan lama sheegin cid rikaab ah ama la socotay diyaaradaasi. Read the rest of this entry »








