You are currently browsing the daily archive for January 5th, 2008.

Laasqoray:- Magaalada Laasqoray ee xeebta dheerleh ayaan u kuur galay si aan uga ogaano xog dheeraad ah anaga oo booqanay goobo badan oo ah dhulka Muhiimka ah ee Deegaankaasi ku yalaa sida Iskuulada iyo Goobaha Caafimaadka, Garoonka Diyaarada iyo Buuraha magaaladaasi ku teedsan, waxa kale oo aanu Booqnay warshadadii hore ee Kaluunka ee lagu magcaabi jiray Rushka ama Ayeeyo. Read the rest of this entry »

Somali PM Appoints 15 Ministers To CabinetMOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia’s president has flown to Ethiopia for a medical treatment a month after being hospitalized with a chest illness, officials said Friday, creating more uncertainty for his volatile country.

Read the rest of this entry »

Two Libyan diplomats have been released just hours after they were abducted from the Bakara market in Mogadishu.The diplomats were shopping at the city’s busiest and largest market on Saturday when 10 armed men took them, according to their driver.

“Our colleagues are at home,” a Libyan diplomat told the AFP news agency. Read the rest of this entry »

Laasqoray:- Dhawaan ayaan Booqnaya warshada Kaluunka ee Laasqoray Fisheries ee ku taala Magaalada Laasqoray ee Gobolka Sanaag, warshadaas ayaa ah warshad aad iyo aad u qalabaysan oo ah Mid aad loogu diirsaday marka la eego dhanka Shaqaalaha warshadaasi ka shaqeeya iyo waliba wax soo saarkeeda oo ah mid Heer sare ah. Read the rest of this entry »

jibrii.jpgBadhan:Madax waynaha Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Markhir state ayaa Saaka Xafiiskiisa isgoo ku sugan Shaaca ka qaaday in Maamulka Maakhir state uu Sanad 2008 Soo bandhigayo Qorshayaal Caalamiya kaasi oo Maamulku uu ku Horumarinayo Midnimada Iyo Hanaanka Dowladeed ee Gobolkaasi.

Read the rest of this entry »


 

January 2008
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos