Warasi dhinacyo badan taabanaya oo Xildhibaan Caasha Cabdalle kaga hadlayso xaalada golaha wasiirada cusub ee dowlada federalka ah oo maanta lagu dhaariyey magaalada baydhabo ee fadhiga u ah golaha xildhibaana somalia iyo kaalinta maamul goboleedka Maakhir state, Xil caasha oo hada ku sugan magaalada baydhabo.
Dhegeyso









No comments yet
Comments feed for this article