You are currently browsing the daily archive for January 7th, 2008.

wafti0.jpgBaydhabo:- Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Baarlamaanka Dalka Somaliya ayaa waxay tibaxayaan inay goor dhawayd garoonka Magaalaasi ay ka soo degeen wafti balaadhan oo ka socota Dawlada Dalka Kenya, waftigaas ayaa waxa la sheegay inuu hogaaminayo Danjiraha Somaliya ee Dalka Kenya waxana halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta DFS.

Read the rest of this entry »

cawaale.jpgBosaaso:- Maamulka Puntland ayaa daboolka ka qaaday inuu bidhaasan doono wariyaasha ka hawl gala Goboladood kuwaasi oo ay sheegeen inay faafiyeen warar aan loo baahnayn in Puntland dibada looga saaro, kuwaasi oo qaarkood amar la aan soo sawirtay gooba laga tahriibta,si ay hadhaw warbaahinta ugu soo bandhigaan arinkaas ayaa waxa aad uga cadhooday Masuuliyinta Puntland. Read the rest of this entry »

coat_of_arms_of_somalia.pngWasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Dowlada Federalka ee Somalia Mudane Eng. Mohamud Ali Kaanje oo ka waramay xaalada wasiiraha cusub ee dowaan soo magcaabay Raysal Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade).

Dhegeysi Wacan