You are currently browsing the daily archive for January 8th, 2008.

Balmbale:-Abaaro xoogan ayaa laga soo tabinayaa inay ka jiraan deegaano ka mid ah Gobolka Gal Guduud kuwaasi oo ay xoolaha iyo doonyaduba gaadheen meel xun oo aad khatar u ah,meelaha ugu badan ee laga soo qalinayo ayaa waxa ka mid dhulka miyiga ah ku hareeraysan magaalada Balambale, deegaankaasi ayaan in mudo ah wax roob ahi helin. Read the rest of this entry »

amb_frazer1.jpgNew York:-Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika Mss Jendayi Frazer ayaa cambaareysay weerarada hubeysan ee ka soconaya Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho,waxayna ku til maantay kuwa waxaasi wada inay yihiin kuwa aan doonayn in Dalka Somaliya uu xasilo Read the rest of this entry »

Buuhuudle:- Diyaara aan la aqoon habyteeda ayaa maalintii labaad dul maraysa hawada sare ee Magaalada Buuhuudle ee Gobolka Cayn,diyaaradaasi ayaa waxa la qeexay inay tahay mid ah nooca loo yaqaan Elicopter taasi oo ku soconaysa jawi hoose,dhamaan dadka deegaan ayaa walaac ka muujiyay hugunka Diyaaradaasi iyaga oo ay dadkoo dhami hadal hayaan. Read the rest of this entry »