You are currently browsing the daily archive for January 11th, 2008.
Bosaaso:- Waxa maalintii 12-xidhan wariye Idle Macalin Maxamed isaga oo ku jira Xabsiga wayn ee Magaalada Bosaaso,wariyahaasi ayaa ka hawl gali jiray Idaacada Somaliweyn ee fadhigeedu yahay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxana lagu soo eedeeyay inuu qaaday sawiro la xiriira arimaha Tahriibta. Read the rest of this entry »
Bosaaso:- Kulan balaadhan oo saaxafada daaha laga saaray ayaa maanta galinkii danbe ka dhacay Hoolka shirarka ee Guriga Gobolka Bari,waxana shirkaas ujeedadiisu koowaad ahayd in diirada lagu saaro Amaanka Guud oo noqday Tusbax afka laga furay,waxana joogay Madashii shirkaas Cade Muuse Xisre oo ku hadlayay Hogaanka Puntland,Isimo, Ganasato,Wasiiro iyo wasiiro Xigeeno. Read the rest of this entry »
Washignton.- Ururada ay ka midka yihiin NORTHERN SOMALIS FOR PEACE & UNITY (NSPU), NORTHERN SOMALIA WATCH (NSW), SOMALI AMERICAN COMMUNITY WASHINGTON, DC. METRO, SOMALI AMERICAN UNITED COUNCIL (SAUC), MOVE ON SOMALIA, MAAKHIR DIASPORA NETWORK IYO SOOL, SANAAG & CAYN COMMUNITY ASSOCIATION waxay soo qaban qaabiyeen Mudaharaad ka dhacaya Magaalada Washington ee caasimada Markeekanka.








