You are currently browsing the daily archive for January 12th, 2008.
Caira:- Ururka Jaamacada Carbta ayaa sheegay inuu aad u soo dhawaynayo Xukuumada Cusub ee uu dhawaan soo yagleeyay Raisalwasaare Nuur Cadde,waxay sheegeen Ururka Jaamacada Carbtu inay aad ugu riyaaqayaan Xukuumada Cusub ee Dalka Somaliya iyaga sheegay inay aad ula shaqaynayaan, ayna la garab taagan yihiin Taageera Buuxda. Read the rest of this entry »
Baydhabo:- Raisalwasaare Nuur Xasan Xuseen ayaa waxa la filayaa inuu dhawaan soo gaadho magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, halkaasi oo aanu mudo tegin tan iyo intii jagada raisalwasaare loo dhaariyay, Nuur Cadde ayaa waxa laga soo xigtay inuu yiri inay dhamaan Xukuumadu ay gaadhidoonto Magaalada Caasimada. Read the rest of this entry »








