You are currently browsing the daily archive for January 13th, 2008.
London:- Mashruuca weyn ee dibu dhiska Dekeda Laasqoray ayaa maanta waxa uu galey marxalad cusub iyadoo Jaaliyada u dhalatey Maakhir ee ku sugan cariga UK siiba magaalada London ay bilaabeen iney uruurshaan qeyb ka mid ah dhaqaalihii ku bixi lahaa Dibu dhiska Dekeda. Read the rest of this entry »








