You are currently browsing the daily archive for January 16th, 2008.

cawaal.jpgBosaaso:- Wariye Cawaale Jaamac Salaad ayaa maanta Galinkii hore waxa lagu sii daayay damaanad,waxana arinkaasi daboolka ka qaaday Gudoomiyaha Maxkamada Daraja joowaad ee magaalada Bosaaso Maxamed Cabdi Awaare. Read the rest of this entry »

uburco.jpgBosaaso:- Mudaharaad baahsan ayaa waxa la filayaa inuu sacadaha soo socda ka dhaco gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari,mudaharaadkaas ayaa waxa la qeexay in lagaga soo horjeedo sicir bararka baahsan oo ku dhuftay Gobolka Puntland iyada oo ay wadooyinka Magaalada Bosaaso saaka lagu arki karayay Kumanaan ruux oo sida Buudhadh ay ku qoran yihiin sida ay uga xun yihiin Sicir bararkaas. Read the rest of this entry »


 

January 2008
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos